Monday, December 29, 2025

Go’an Taariikhi Ah: Madaxda Dalka Finaland oo ogolaaday inay ku biiraan NATO

0
Go’aan taariikhi ah, madaxweynaha Finland Sauli Niinisto iyo ra’iisul wasaare Sanna Marin ayaa sheegay in Finland ay soo gudbineyso codsi ku aaddan ka mid noqoshada...

Ilo-muhiim ah: Sweden oo Codsaneysa Xubinimada NATO Isniinta soo Socta

0
Wargeyska Expressen oo soo xiganaya ilo-wareedyo aan la magacaabin ayaa sheegay in Sweden ay soo gudbin doonto codsiga ku biirista Ururka NATO isla marka...

Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ruushka ee Ukraine ( 12 May )

0
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Khamiis 12 May. Askari Ruush ah oo la sheegay in uu...

Rasmus Paludan oo ogolaansho ka Helay Västerås si uu ugu qabto Dibad-bax Maalinta,,

0
Rasmus Paludan oo ka tirsan garabka midig ayaa booliska ka helay ogolaansho uu ku qabanayo waxa uu ugu yeeray “ isu soo bax doorasho” oo ka...

Shirkada SAS oo joojineysa Duulimaad tiro badan Xagaagan

0
 Shirkadda diyaaradaha ee SAS ayaa joojisay ilaa 4,000 oo duulimaad intii u dhaxaysay May iyo August, sababo la xidhiidha shaqaale la’aan iyo dhibaatooyin la...

Raisal Wasaaraha UK oo booqasho ku imaanaya Dalka Sweden Maalinta Bari

0
Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa beri booqan doona Sweden, wuxuuna la kulmi doonaa Ra’iisul Wasaare Magdalena Andersson, ka dibna u safri doona Finland...

Finland oo ku Dhawaaqeysa go’anka ku biirista NATO Maalinta Khamiista ah

0
Ra’iisul wasaaraha Finland Sanna Marin ayaa ku dhawaaqi doonta mawqifkeeda ku aaddan ka mid ahaanshiyaha waddankeeda ee ururka gaashaandhigga ee NATO (NATO) Khamiista, May 12-keeda. Sida uu...

Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ruushka ee Ukraine 10 May

0
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee la xiriira dagaalkii Ukraine Talaadada, May 10. Odesa ayaa lagu garaacay 7 gantaal habeenkii isniinta,...

Khudbadii Madaxweyne Ruushka uu ka jeediyay Sanad-guurada 9 May

0
Ciidamada Ruushka ee ku sugan Ukraine ayaa difaacaya dhulka aabayaasheena Vladimir Putin ayaa khudbadiisa ku sheegay maalinta guusha Ruushka. Ma uusan sheegin wax hanjabaad...

Jimmie Åkesson ” Raadiyaha Sweden ha joojiyo Baahinta Luuqada Somaliga, iyo Labo Luuqad oo...

0
Hoggaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna, Jimmie Åkesson ayaa codsi u jeediyay dowlada kadib furitaankii ololaha xisbiga ee doorashada soo socda ee shalay ka dhacay caasimadda Stockholm,...