Monday, December 29, 2025

Dagaalka Ruushka ee Ukraine 24 May: Amar lagu bixiyay in lasoo Xiro Madaxweynihii hore...

0
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee la xiriira dagaalkii Ukraine Talaado May 24. * Ruushka ayaa wada dagaal ka dhan ah...

Qof ku dhintay toogasho ka dhacday Magaalada Eskilstuna

0
Nin 25 jir ah ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday magaalada Eskilstuna. Booliska ayaa ku guuleystay inay soo qabtaan afar tuhmane. Toogashada ayaa ka dhacday meel ku dhow...

Sweden oo bilaabeysa Sharci Cusub oo Socdaalka ah Bilowga Bisha Cusub

0
Sweden waxa ay dhaqan galin doontaa, laga bilaabo bilawga bisha soo socota, xeerar cusub oo ku saabsan socdaalka shaqada, iyada oo ujeedadu tahay in...

Biden oo sheegay in Taiwan uu u Difaaci doono Qaab Milatari

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa uga digay Tokyo in dalkiisu uu si militari u difaaci doono Taiwan haddii Shiinaha uu soo galo jasiiradda iskeed u maamusho, isagoo carrabka ku...

Dagaalka Ruushka ee Ukraine 23 May: Ruushka oo go’an Cusub ka gaaray Heshiiska Ukraine

0
ku soo dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Isniinta 23 May. * Golaha Qaranka ee Ukraine ayaa ansixiyay...

Gabar dhalinyaro ah oo meyd ah laga helay Caasimada Stockholm ee dalka Sweden

0
Saddex qof ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii gabadh yar mayd ah laga helay bannaanka magaalada Stockholm. Bilaysku waxay tuhunsan yihiin dilalka inay...

Magdalena Andersson oo ka hadashey Khadka Teleefanka oo kula hadashey Erdogan

0
Waxaa khadka taleefoonka ku wada hadlay Ra’iisul Wasaaraha Sweden Magdalena Andersson iyo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan , kaasoo cadeeyay mowqifka Turkiga ee ku...

Ruushka oo burburiyay hubkii reer galbeedka ee Ukraine la geeyay

0
Maamulka Ruushka ayaa ku andacoonaya in ay burburiyeen hub badan oo reer galbeedka ah oo loo waday Ukraine. Hubka la geeyey ayaa waxaa lagu garaacay...

Faransiiska: 5 Qof oo ku dhimatay Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Dalkaasi

0
Shan qof ayaa naftooda ku waayay Sabtidii markii diyaarad dalxiis ay ku burburtay Koonfur-bari ee Faransiiska, sida ay sheegeen hay'adaha gargaarka degdegga ah. Diyaaradda ayaa...

Erdogan oo Sweden iyo Finland u sheegay Sharuudaha uu Dalkiisa Doonayo

0
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa madaxda dalalka Sweden, Finland iyo NATO kala hadlay shuruudaha Turkiga ku xiray dalalka Waqooyiga Yurub inay galaan NATO. Horaantii todobaadkan,...