Monday, June 15, 2026

Wargeys: Säpo oo diyaarisay Liiska Dadka laga tarxiilayo Sweden ee Turkiga loo Wareejinayo

0
 Wargeyska Dagens Nyheter ee ka soo baxa dalka Sweden ayaa qoray in wada xaajoodyada u dhexeeya Turkiga iyo Sweden ee ku saabsan ku biiritaanka Stockholm...

Turkiga oo ku dhawaaqay inuu taageerayo xubinnimada Sweden iyo Finland ee NATO

0
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Sweden, Turkiga iyo Finland ayaa xalaya fiidkii kala saxiixday heshiis saddex geesood ah , kadib kulan ay ka qeyb galeen Ra’iisul...

Dalka Canada: 16 Askari oo lagu Dhaawacay kadib Weerar lagu qaaday Bangi

0
Laba qof oo looga shakisan yahay inay yihiin tuugo Bangi ayaa la dilay, lix askari oo booliis ahna waa la dhaawacay kaddib markii ay...

R. Kelly oo lagu xukumayo 25 sano oo xarig ah Sababo la xiriira ka...

0
Xiddiga Ramp; B R. Kelly, ayaa lagu helay dambi ah ka ganacsiga dadka, ayaa halis ugu jira 25 sano ama ka badan oo xabsi...

Xukun Lagu Riday Afar Dhalinyaro oo lagu eedeeyay Rabshadihii ka dhacay Örebro

0
Afar nin ayaa lagu soo oogay dacwad ku aadan inay wax u dhimeen cutubyo ka tirsan booliska magaalada Örebro, intii lagu guda jiray rabshadihii...

Shaqaalaha Shirkada SAS oo sameen kara Shaqo Joojin Cusub

0
dharbaaxo baaxad leh ayaa soo socota, haddii aan wada xaajood xooggan oo u dhexeeya ururka duuliyayaasha iyo shirkadda diyaaradaha ee SAS uu soo saarin heshiis...

Maraykanka iyo Iran oo ku sugan Qatar si ay uga wada hadlaan heshiiska nukliyeerka

0
Labada wakiil ee Mareykanka iyo Iran ayaa jooga Qatar, halkaasoo lagu wado inay ka wada xaajoodaan heshiis cusub oo Nukliyeer ah. Wakiilo ka kala socda...

Ruushka oo ku dhawaaqay Xalka kaliya uu ku joogsan karo Dagaalka Ukraine

0
Hawlgalka militari ee Ruushka uu ka wado dalka Ukraine ayaa la soo afjari doonaa marka uu dalkaasi is dhiibo, sida uu sheegay afhayeen u...

Sweden iyo Finland oo la kulmaya Erdogan Maalinta Talaadada

0
Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg iyo Ra'iisul Wasaaraha Magdalena Andersson ayaa lagu arkay Brussels Isniinta maanta si ay uga hadlaan codsiga Iswidhan ee...

Ruushka oo Duqeeyay Xaruun laga Dukaameysto oo ku taalla Ukraine

0
Ruushka ayaa weerar gantaal oo halis ah ku qaaday xarun ganacsi oo mashquul badan oo ku taal Ukraine, weerarkii ugu dambeeyey oo waxashnimo lagu...