Giriiga oo Muwaadin Ruushka u dhashay ku wareejiyay Dalka Mareykanka

Dowlada Giriiga ayaa u gacan galisay Maraykanka nin u dhashay dalka Ruushka oo lagu eedeyay inuu lacago sharci daro ah sameeyay kadib markii laga sii daayay xabsi ku yaala dalka Faransiiska.

Wararka Caalamka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*