Ruushka iyo Ukraine oo midba midka kale ku eedeyay weerarrada lagu qaaday xarumaha tamarta Nukliyeerka

Foto: Gleb Garanich / Reuters/NTB

Ruushka ayaa ku eedeeyay ciidamada Ukraine inay weerareen xarunta tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhya, Ukraine ayaa ku eedeysay Ruushka inuu weeraro ka geystay meel u dhow xarunta korontada.

Wararka Caalamka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*