Dowlada Ukraine oo mamnuucday wada xaajood laga galo Ruushka
Muwaaddiniinta Ukrain ayaan loo ogolayn inay wada xaajood la galaan madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa lagu yidhi wareegto cusub oo ka soo baxday golaha...
Kuuriyada Waqooyi oo Gantaal ku tijaabisay badweynta Pacific-ga, Japan, Koonfurta Kuuriya iyo Mareykanka oo...
Japan iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa ka digaya in gantaalkii ugu dambeeyay ee Kuuriyada Waqooyi ay kaga jawaabi doonto jawaab adag. Mareykanka ayaa sidoo kale si...
Booliska Sweden iyo Wadamada Yurub oo kulan ku dhexmaray Caasimada Stockholm
Waxaa dhawaan caasimadda dalka Sweden ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah madaxda booliiska dalal badan oo Yurub ka tirsan, kaasi...
Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka ayay ka Codsatay Inaan dib loogu celin Dalkeeda
Hay’adda Socdaalka Sweden ayaa diiday codsi magangalyo oo ay u gudbisay haweeney u dhalatay dalka Iran, waxayna go’aan ku gaartay in dalkeeda loo musaafuriyo,...
Ciidanka Sweden ee Xeebaha oo War Cusub kasoo saaray Dhuumaha la Qarxiyay ee Nord...
Gaaska Ruushka ayaa wali ka sii qulqulaya dhuunta Nord Stream 2.Sidaas waxaa sheegay ciidamada ilaalada xeebaha Sweden . Dhamaadkii todobaadka ayaa la sheegay in qulqulka gaaska ee...
Ruushka oo siidaayay Madaxdii Warshadda tamarta Nukliyeerka ee Ukraine
Agaasimaha guud ee warshadda tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhya ee Ukraine, Ihor Murashov, ayaa la sii daayay ka dib markii ay xireen ilaalada Ruushka Jimcihii.
Madaxa...
Dowlada UK oo ku Dhawaaqday Go’anka Cusub ee Canshuur Dhimista Dadka Dakhligooda Sareeyo
Dowladda Britain ayaa sameyneysa isbedel, waxaana ay hadda bedelaysaa maskaxdeeda ku aaddan canshuur dhimista la qorsheeyay ee dadka dakhligoodu sarreeyo.
Wasiirka maaliyadda Kwasi Kwarteng ayaa...
Khilaaf iyo Loolan Awood oo u dhaxeeya Kooxaha Gangiska ee Xaafada Södertälje ee Sweden
Södertälje ayaa todobaadkii la soo dhaafay waxaa ka dhacay afar toogasho, taasoo sababtay dhimashada laba qof iyo walaaca bulshada ku dhaqan xaafadda.
Diamant Salihu oo...
Ruushka oo afduubtay Madaxdii Nukliyeerka Dalka Ukraine
Ruushka ayaa afduubtay Ihoy Murashov, oo ah madaxa warshadda tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhya, sida ay sheegtay wakaaladda tamarta Nukliyeerka ee dawladda Ukraine Energoatom.
Sida laga...
Todobaadkan Gudihiisa Saddex Toogasho oo ka dhacday Xaafada Södertälje
Todobaadkan Gudihiisa Saddex toogasho ayaa ka dhacday Xaafada Södertälje sida ay sheegeen booliska.
Toogashada ugu danbeesay ayaa ka dhacday Xaafadaasi Jimcihii Shalay abaaro 19:00 pm.
Sida...















