Saturday, September 6, 2025

Dowlada Sweden oo Adkeysay hadalkeeda in Dad badan ku shaqeeyaan guryaha

0
Si loo yareeyo faafitaanka infekshinka, dowladda Sweden ayaa rabta in dad ka badan inta hadda ku shaqeysa guryaha. Wakaaladda bay'adda shaqada ee Iswidhishka iyo Hay'adda...

Qof lagu dilay Toogasho ka dhacday Banaanka Sundsvall

0
Nin da'diisa lagu qiyaasay 35 jir ayaa dhintay kadib markii loo geestay toogasho taasi ka dhacday banaanka Sundsvall. Sida laga soo xigtay booliska, dhacdadan waxay...

Xafiiska Shaqada Sweden oo war kasoo saaray Heerka shaqo la’anta Wadanka

0
Heerka shaqo la'aanta ee Iswiidhan waxay hada dagan 8.7 boqolkiiba usbuucii la soo dhaafay, marka la barbar dhigo usbuucii ka horreeyay. Sida laga soo...

Migrationsverket ” Qatar ayay ugu jiraan Musaafurin shaqaalaha aqoonta leh ee soo galootiga ”

0
Maamulka socdaalka ayaa dhaleeceeyay hindisaha cusub ee sharciga socdaalka. Jawaabta ay ka bixisay soo jeedinta, waxay hay'addu ka fiirsatay in shaqaalaha aqoonta leh ee...

Migrationverket: Codsiga sharciga degenaanshaha wuu u furan yahay muwaadiniinta Ingiriiska

0
Sida ay shaacisay Hay'ada Migrationsverket Laga bilaabo 1 Diseembar oo laga joogo shan maalin, muwaadiniinta Ingiriiska iyo xubnaha qoysaskooda waxay dalban karaan deganaansho gudaha...

Xisbiga Vänsterpartiet oo ku celiyay in kalsoonida kala noqonayaan Dowlada Sweden

0
Hogaamiyaha cusub ee xisbiga Bidixda Nooshi Dadgostar ayaa sheegay in wali taagan tahay kalsooni kala noqoshada dowlada Stefan sida ay shaacisay   Sveriges Radios Ekot . sababta...

Isku keenista Qoysaska kala maqan oo Dowlada Sweden ku sameesay isbadal dheeri ah

0
Dowlada Sweden ayaa wada qorshe lagu fududeenayo in leesku keeno qoysaska kala maqan isla markana loo fududeeyo sharuudaha hada ku xeeran marka uu qofka...

SFI kuma Filna Aqoonta Shaqaalaha ka Shaqeeya Goobaha Daryeelka

0
Dawladdu waxay rabtaa inay hesho aqoon heer sare oo dhanka luuqada ah gaar ahaan shaqaalaha daryeelka si loo helo aqoon luqadeed oo wanaagsan. Tani...

Mareykanka oo Xayiraad saaray Xubnaha Shuuciga ee Dowlada Shiinaha

0
Xubnaha ka tirsan Xisbiga Shuuciga Shiinaha iyo xubnahooda qoysasku waxay lahaan doonaan xuquuqo deganaansho oo xaddidan Mareykanka, Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Washington ayaa ku...

Iskuulada Sare ee Sweden oo dib loogu celiyay waxbarashada fogaanta

0
Raiisel wasaaraha Sweden ayaa ardayda dugsiga sare u sheegay in waxbarashada ku dhigtaan qaabka Online-ka ah iyadoo loo eegayo Xaalada Corona iyo Fasaxyada Ciida...