Qof loo Xiray Toogashadii ka dhacday Västerås Maalinta Jimcaha
P4 Västmanland ayaa ku waramaya in la xiray nin looga shakisan yahay inuu ku lug lahaa toogashadii ka dhacday Västerås jimcihii la soo dhaafay...
Qaxooti loo diiday Sharciga Sweden oo Cuntada diiday si loogu Celiyo Dalalkooda
ku dhawaad 24 qof oo kamid ah Qaxootiga Sweden ee Diimada la siiyay ayaa ka soomay cuntada ay cuni lahaayeen iyagoo doonaya in dalalkooda...
Gävle: Haweeney Gacanta laga Qaniinay Markii ay diiday in ay Raacdo Taxi Suuq Madow...
Haweeney 50 sano jir ah ayaa xalay lagu weeraray oo gacanta looga qaniinay Degmada Gävle markii ay diiday in ay ogolaato taksiile doonayay in...
Xafiiska Shaqada Sweden oo soo bandhigay Tirada Cusub ee Shaqo la’anta Ah
Toddobaadkii hore, in ka badan 5,300 oo qof oo cusub ayaa ka diiwaangashan Xafiiska Shaqada Dadweynaha ee Iswiidhan.
taasi ayaa ka dhigan in, tirada shaqo...
Shirkada Diyaaradaha SAS oo maanta 75 Sano jirsatay, Maxaad kala socotaa Wadanka laga leeyahay
maanta waxaa 75 sano kasoo wareegatay markii la aas aasay shirkada SAS oo fadhigeedo ugu weyn yahay Sweden waxana magaca shirkada laga soo gaabiyay...
Haweeney lagu dilay Degmada Luleå iyo Qof loo xiray Falkaasi
Nin soddon jir ah ayaa la xiray isaga oo looga shakisan yahay in uu toogasho ku dilay gabadh dhallinyaro ah Degmada Luleå. Dilka la...
Migrationsverket-ka oo soo saaray Tirada Qaxootiga la Filayo in Sharciga loo kordhiyo
Hay'ada Laanta Socdaalka Sweden ayaa soo saartay tirada Qaxootiga la filayo in sanadkan loo kordhiyo Sharciga ku meel gaarka ah kuwaasi oo sii kordhaya...
Sweden oo Adkeesay Sharciyada Kaarka Gaari wadista ( Körkort) ee Iskuulada taraafikada
Dowlada Sweden ayaa maanta go’aansatay in la adkeeyo sharciyada la xiriira iskuulada wadista gawaarida, si loo joojiyo dhaqamada sharci darada ah iyo shaqada madow...
Germalka oo sheegay in uu Qaxooti kasoo qaadanayo Dalka Lubnaan
Caasimada Jarmalka ee Berlin ayaa ku dhawaaqday inay dooneyso inay soo dhaweyso 500 oo qof oo qaxooti ah, qaxootig ayaa ah Siiriyaan iyo Ciraaqiyiin....
Sweden oo Xabsi ku Xukuntay Dhaqtar Sameyn jiray Warqadaha Corona oo been abuur ah
Maxkamada ayaa maanta ku xukuntay dhaqtarka hal sano oo xarig ah kadib markii lagu helay in uu sameyn jiray warqado been abuur ah oo...
















