Hay’ada Socdaalka ee Migrationsverket-ka oo go’an Cusub ka gaareysa Tim
Tim Waa Wiil yar oo 3 sano jir ah Waxana uu kasoo jeeda Dalka Nigeria Halkaasi oo Hooyadiis ku nooshahay.
Magaalada Skåne ee Dalka Sweden...
Hindise Cusub ” Baaritaan lagu Sameenayo Taleefanada iyo Guryaha iyadoo aanan Dambi lagugu helin
Dowlada Sweden ayaa wada hindise dhigaya in Baaritaan lagu sameyn karo gurigaaga iyo Taleefankaaga iyadoo aysan jirin wax dambi ah oo markaasi lagugu hayo.
Hidisaha...
Xildhibaan SD: Sweden waxay galaysaa dagaal sokeeye
Roger Richtoff, oo ah xildhibaan ka tirsan xisbiga midigta fog ee Sverigedemokraterna (SD), ayaa sheegay in Sweden ay galayso, ama ay ku jirto, "dagaal sokeeye"...
Agaasimihii hore ee iskoolada Islaamiga ah ee Römosseskolorna oo lagu soo eedeeyay inuu lunsaday...
xeerilaalinta guud ayaa dacwad ku soo oogay agaasimihii hore ee iskoolada Islaamiga ah ee Römosseskolorna. Eedaha loo haysto ayaa waxaa ka mid ah lunsasho iyo danbiyo...
Fanaan Swedish ah oo Xabsi Loogu Xukumay Dukaan uu dhac u geestay
Fanaan caan ah oo Swedish ah ayaa lagu helay dambi ah inuu dhac u geystay dukaan ku yaala Kista bishii Agoosto. Ciqaabtu waxay noqon...
Wasiirad ka tirsan Sweden oo maanta laga helay Xanuunka Corona
Wasiirka waxbarashada Anna Ekström ayaa laga helay cudurka loo yaqaan 'coronavirus', xoghayaheeda saxaafadda ayaa u sheegay SVT.
Xoghayaha Warfaafinta ayaa fariin gaaban ku qoray in...
Sweden oo labo Waalid u Maxkamadeneysa Guurka Caruurtooda Markii ugu horeysay
Waa markii ugu horeysay ee dalka Sweden labo waalid loo maxkamadeeyo “guurka ubadka”, iyadoo dacwad oogayaasha ay maanta ku soo oogeen lamaane ku sugan...
Nanacyada Qaar ee Sweden waxaa Ku Jira Daroogo
Waxaa isa soo taraya warbixinnada ku saabsan dawooyinka laga helayo macmacaanka Sweden, iyadoo sanadkan ay xarunta qaranka ee Forensic Center (NFC) heshay dhowr kiis...
Dukaanka IKEA oo Shaqaalihiisa Gudoonsiiyay Lacag Gaareysa 1 Bilyan, Shaqadooda Xiliga Corona
Shirkadda weyn ee alaabta guryaha ee Sweden (IKEA) ayaa go'aansatey in ay bixiso gunnooyin qiimihiisu yahay 1.1 bilyan krone (110 milyan oo Yuuro) dhammaan...
Xaafada Rinkeby oo Lagu Qabtay Dibad-baxyo ay ka Qeyb galeen Qoysaska Dhibanayaasha u ah...
ilaa boqol qof ayaa isugu soo baxay fagaaraha Rinkeby ee duleedka magaalada, habeenimadii jimcaha, si ay u garab istaagaan qoysaska dhibanayaasha dambiyada rabshadaha wata,...