Home Wararka Maanta Sweden oo Maanta ku dhawaaqday in Dalka laga Helay Coronaha Cusub ee...

Sweden oo Maanta ku dhawaaqday in Dalka laga Helay Coronaha Cusub ee Dhawaan Bilowday

0

fayraska omikron ayaa laga helay Sweden Hay’adda caafimaadka dadwaynaha ayaa ku qortay warsaxaafadeed ay soo dhigtay bogeeda.

fayraska ayaa laga helay Qof dhawaan u safray koonfurta Afrika. waxana la baaray ka hor todobaad iyadoo warbixinta lagu sheegay in uu deganyahay Gobolka Skåne.

Tallaabooyin adag ayaa jiray tan iyo Jimcihii 26kii Noofambar ee khuseeya baaritaanka iyo degenaanshaha dadka safarka ah ee ka imaanaya koonfurta Afrika.

Fayriska Cusub ee Corona ayaa hada laga helay wadamo badan oo Yurub ah waxana dowladaha qaarkood laga filayaa sharciyo cusub.

Dalka ingariiska waxaa ka jira Sharciyo cusub oo dowlada soo rogtay iyadoo wali ay sii kordhayaan kiisaska.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here