Koonfurta Stockholm Gaar ahaan Hodinge oo Xalay lagu toogtay Nin 45 Sano jir ah
Wararka laga helay Xaafada Hodinge ee Koonfurta Stockholm ayaa xalay lagu toogtay nin 45 Sano jir ah.
Ninkan ayaa marka hore soo gaaray dhaawac culus...
Sweden oo ka digeysa Safarka Dalxiiska ee Xiliga Qaboobaha
Rabitaanka safarka dibadda ayaa ah wax aad u wanaagsan dad badan si ay u qaataan fasaxyada kirismaska iyo sanadka cusub, sida laga soo xigtay hawlwadeennada...
Darawalada Basaska oo aad looga baahanyahay Sweden gaar ahaan Skåne, Baahi weyn oo loo...
Baahida loo qabo darawallada basaska ee Skåne aad bay u badan tahay hadda shirkadaha basaska ayaa hada qornaya darawalada Basaska.
Isku-socodka magaalada Malmö, Shirkada Nobina,...
Afayeenka Barlamaanka Sweden oo Mar kale Magdalena Andersson u Wakiishay dhismaha Dowlad Cusub
Afhayeenka baarlamaanka Andreas Norlén ayaa u wakiishay guddoomiyaha xisbiga SPD Magdalena Andersson mar kale inay soo dhisto dowladda. Waxa uu sheegay in Kalfadhi cusub oo...
Taksiilayaasha Sweden ” Shirkadaha App-ka ayaa nagu shaqeysta Mararka Qaar Gaariga ayaa Seexanaa
Talafashinka Dowlada ee SVT ayaa warbixin ka diyaariyay Taksiilayaasha ku sugan Sweden ee ka shaqeeya App-ka Uber iyo Bolt ee isku xira qofka iyo...
Barlamaanka Sweden oo Ansixiyay Miisaaniyada Mucaaradka, Guuldarradii ugu Horeysay ee Raisal Wasaaraha Cusub
Baarlamaanka Sweden ayaa u codeeyay ansixinta miisaaniyada garabka midig ee mucaaradka oo ay soo bandhigeen xisbiyada Moderaterna (M), Kristdemokraterna (KD) iyo Sverigedemokraterna (SD).
Ra'iisul Wasaaraha...
Magdalena Andersson oo Xilka Iska Casishay Saacado kadib markii loo doortay Raisal Wasaaraha Dalka...
Ra'iisul wasaaraha la doortay ee Magdalena Andersson ayaa codsatay in laga xayuubiyo booskeeda ra'iisul wasaarenimo, saacado kadib markii la doortay. Andersson ayaa sheegtay in ay...
Heshiis Dhexmaray Xisbyada Vänsterpartiet iyo Socialdemokraterna oo la shaaciyay
Ilo wareedyad muhiim ah ayaa sheegaya in xisbiyada Vänsterpartiet iyo Socialdemokraterna ay gaareen heshiis dhex-dhexaad ah oo lagu meel mariyo dowlad cusub oo Iswiidhan...
Sweden oo Aqoonsatay Dukumentiyada Qaxootiga Dal aysan horay u Aqoonsaneyn
Dowlada Sweden ayaanan Aqoonsaneyn Dalal badan oo Caalamka ah kuwaasi oo Qaxootigooda iska dhiibaan Wadanka.
Hay'ada Canshuuraha Sweden ayaa ugu danbeyn Aqoonsatay Dukumentiyada Qaxootiga Dalka...
Waxaa u hartay Wax ka yar 48 Saac in Magdalena Andersson Noqoto Raisal Wasaaraha...
Waxaa socda wada xaajood u dhaxeeya Hogaamiyaha Xisbiga S Magdalena Andersson iyo Xisbiga V si Xisbiga Bidixda uu ugu ogolaado Magdalena Andersson inay Noqoto...
















