Home Wararka Maanta Koonfurta Stockholm Gaar ahaan Hodinge oo Xalay lagu toogtay Nin 45 Sano...

Koonfurta Stockholm Gaar ahaan Hodinge oo Xalay lagu toogtay Nin 45 Sano jir ah

0
Foto Mikael Fritzon / TT

Wararka laga helay Xaafada Hodinge ee Koonfurta Stockholm ayaa xalay lagu toogtay nin 45 Sano jir ah.

Ninkan ayaa marka hore soo gaaray dhaawac culus waxana uu ugu danbeyn u dhintay dhaawicii soo gaaray.

Abaaro 22:32 ayay aheyd markii Booliska ay heleen Falkan ku aadan toogashada.

Goobta uu falka uu ka dhacay ayaa lagula kulmay Dad goob joog u ahaa dhacdada sida uu sheegay afayeen u hadlay booliska.

Dilalka toogashooyinka ayaa wali ka socda Sweden iyadoo xiliga Qaboobaha ay yarada hakadaan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here