Home Wararka Caalamka Germalka oo go’an kasoo Saaray Qaxootiga uga imaanaya Dhanka Belarus

Germalka oo go’an kasoo Saaray Qaxootiga uga imaanaya Dhanka Belarus

0
Photo/Agencja Gazeta/via REUTERS

Xaalada Cakiran ayaa ka jirta Xaduuda u dhaxeysa Belarus iyo Poland oo ku aadan Qaxootiga tirada badan ee ku sugan halkaasi.

Wadamada Yurub waxaa ka bilaabanaya Qabow aad u daran halka kuwa kale durba ay barafka ka da’een sidaasi darteed waxaa jirta in dadkaasi loo kala qeybiyo yurubta kale.

Dalka Germalka oo kamid ah wadamada ugu weyn Yurub ayaa go’an ku gaaray inuusan qaabilin qaxootiga ku sugan Belarus kuwaasi oo ahaa kuwa markooda hore halkaasi diyaarad lagu keenay.

Khilaaf u dhexeeya Wadamada Yurub ayaa salka ku haya Qaxootigaasi iyadoo Poland ay darbi adag ka dhistay dhanka Belarus si aysan Qaxootiga uga soo gudbin.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here