Norway oo dib furtay Dalka isla markana Qaaday Guud ahaan Xayiraadaha jiray
Shir jaraa'id oo ay qabatay Dowlada Norway ayay ku dhawaaqday inay meesha ka saarayso inta badan tallaabooyinka ka haray corona.
Dowlada Norway ayaa go’aan ku...
Germalka oo soo Saaray Warbixin ku aadan Kala Noqoshada Jinsiyada ee Dadka Ajaanibta
Dowlada Germalka ayaa dhawaan shaacisay inay Fududeeneyso Sida lagu Helo Jinsiyada ama Dhalashada Dalka kadib doorashadii dhawaan wadanka ka dhacday.
iyadoo Arintaasi jirto Dowlada dhanka...
Qubrus oo soo saartay Go’an Dib loogu Celinayo Qaxootiga Markii Wiil Somali ah uu...
Wiil Somali ah oo 15 Sano jir ah ayaa Toorey ku dilay Wiil kale oo 17 sano jir ah taasi oo keentay in Dowlada...
Germalka oo Qaabilaya Qaxooti badan oo ka imaanaya Giriiga
Sannadkii hore waxaa sare u kacay tirada dadka imaanayay Jarmalka, in kasta oo ay mar hore magangelyo qaxooti ka heleen Giriiga. Tobanaan kun oo...
Sweden oo ku Dhawaaqday inay Musaafurineyso Dadka Ajaanibta ee Dambiyada geesta
Dowladda ayaa ku dhawaaqday in ay damacsan tahay in ay masaafuriso ajaaniib badan oo dambiyo ka geysta dalkaa. Waxay soo jeedisay in sharciga la adkeeyo laga bilaabo...
Sweden oo Joojineysa Isticmaalka Kaararka Teleefanka ee Horay loo qaatay
Dowladda Sweden ayaa ku baaqday in la joojiyo isticmaalka kaararka taleefoonnada ee aan la aqoonsan ama la diiwaangalin.
"Ma jirto wax shuruud ah in la...
Maxkamadda sare ee Britain oo go’an ka gaartay Soo galooti Si Khalad ah Da’dooda...
Maxkamadda sare ee Britain ayaa go'an kasoo saartay labo dhalinyaro oo ku nool dalkaasi kuwaasi oo hay'ada Soo Galootiga u qabilsan Dalkaasi ay Qiimeyn...
Tirada Dadka ku dhintay Xadka Turkiga iyo Giriiga oo Korortay Dadka Qaar oo Barafoobay
Arbacadii, mas'uuliyiinta Turkiga ayaa kow iyo toban mayd ka helay meel u dhow gobolka xadka uu la wadaago Giriiga. Qof-ka laba iyo tobnaad ah ayaa...
Qaxooti ka soo Safray Taliyaaniga kuna Socday Faransiiska oo Koronto ku dishay Wadada Tareenka
Muhaajiriin ayaa ku dhintay koronto wado tareenka maro kuwaasi ka yimid Talyaaniga kuna sii jeeday Faransiiska Talaadadii.
Dhowr qof oo tahriibayaal ah ayaa sidaan...
Midowga Yurub oo Giriiga ka dhex Bilaabay Weerar lagu Joojinayo Shirkadaha Wax Tahriibiya
Howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada booliska Giriiga iyo kuwa Jarmalka ayaa lagu soo qabtay hal qof, waxaana la weeraray afar goob...