Wararka Maanta Somaliska

Wasiirada Arimaha Dibada Sweden oo la kulantay dhigeeda Somaliya..

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa magaalada Brussels ee Caasimadda dalka Biljimka kula kulmay dhigiisa dalka Sweden Margot...

Sweden in ka badan 50 Meel ee keynta ah oo Gubaneysa Wali..

Sweden in ka badan 50 Meel ee keynta ah oo Gubaneysa Wali.. Kuleel daran ee ka jira Dalka Sweden waxaa dab xoog leh uu ka...

Sweden Wiil dhalin yaro ah oo lagu dilay Caasimada Sadaxaad ee Mälmo..

Wiil dhalin yaro ah ayaa lagu dilay Caasimada Sadaxaad ee Wadanka Sweden kaasi oo u dhintay toogasho loo geestay. Weerarka ayaa ka dhacay Nawaaxiga Rosengård halkaasi...

Mareykanka Qaxootiga Heesta Sharciga ku meel gaarka ee Badbaadinta TPS oo loo Cusbooneysiinayo Bisha..

Waaxda Ammaanka Gudaha ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay inay dadka Soomaalida ee ku nool dalkaasi loo cusbooneysiin doono waraaqaha KMG ee loo yaqaano TPS Ilaa...

Midowga Yurub oo Joojinaya Qaxootiga Ka Imaanaya Qaarada Africa ee soomara Bada Liibiya.

Midowga Yurub oo Joojinaya Qaxootiga Ka Imaanaya Qaarada Africa ee soomara Bada. Kulan u dhaxeeya Wasiirada Midowga Yurub oo ka dhacay Wadanka Austria Isbuucii hore...

Sawiro Norway Gabar Somaliya ah oo Taksiile ka noqotay Dalkaasi iyadoo Xijaabsan..

Gabar Soomaaliyeed oo kunool dalka Norwey ayaa kamid noqotay Taksiilayaasha ka howlgala dalkaasi, waxaana gabadhan oo xiran xijaab iyo dhar asturan soo jiidatay Warbaahinta...

Dowlada Sweden oo dooneysa in ay Mamnuucdo Kooxaha Cunsuriyiita ee Dalka ka jira..

Dowlada Sweden ayaa dooneysa in ay joojiso kooxaha Cunsuriyiinta ee dalka ka jira sida kooxda NMR ee Naziyinta. Go.anka Dowlada ayaa yimid kadib markii Kooxda...

Dowlada Switzerland oo Hooyo Somaliyed ku fulisay Xukun adag Xili ay gudniin ku sameesay...

Maxkamad ku taalla dalkaasi waxaa la soo taagay Haween Soomaali ah oo lagu eedeeyey inay 2 ka mid ah Gabdhaheeda ay  u kaxaysay Somalia...

Sawiro Dowlada Norway oo Aqoonsatay Basaboorka Dalka Somaliya..

Munaasbad lagu qabtay magaallada Nairobi oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya danjire Axmed Ciise Cawad iyo Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda...

Wasiirka Arimaha Gudaha Germalka oo lagu qasbayo in uu iscasilo Hadalkii uu Qaxootiga ka...

Wasiirka oo lagu magacaabo Horst Seehoferayaa qarka u saaran in shaqada laga cayriyo, kadib, markii uu hadal jeesjees ah sheegay markii la soo gaarsiiyey in...

Laanta Socdaalka Sweden oo Shaacisay Tirada Dadka helay Pasaborka Muwaadinimo iyo Wadanka ugu badan..

Hay.ada laanta Socdaalka Sweden ayaa shaacisay Tirada Qaxootiga kuwaasi oo helay Basaborka weyn ee Muwaadinimada iyo wadamada ugu horeeya. Laanta Socdaalka ee Migrationsverket ayaa sheegtay...

Jimmie Åkesson Dhibaatada Sweden waa Qaxootiga Dalka Imaanaya iyo Lacagta lagu bixiyo..

Hogaamiyaha Xisbiga sverigedemokraterna oo ka hadlay Almedalen isagoo Hadalkiisa kaga hadlay xaalada Sweden iyo in ay sii xumaatay. Jimmie Åkesson ayaa khudbadiisa kaga xaalada Qaxootiga Sweden iyo...

Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo ka Hadlay Kooxaha Naziyinta iyo Dimuquradiyada..

Raisal Wasaaraha Dalka Sweden ahna Hogaamiyaha Xisbiga socialdemokraterna ayaa ka hadlay dhoor arimood kadib qubad uu ka jeediyay Gudaha Magaalada Almedalen isagoo kaga hadlay dhoor arimood. Stefan...

Norway Hooyo Somaliyeed oo Afar sano iyo Bar Xabsi ah lagu Xukumay markii lagu...

Norway waxaa ka socda Qorsho Dowlada dalka kula Xisaabtameyso Waalidka heesta Caruurta kuwaasi oo si qalad ah kula Dhaqma. Sida uu qoray Joornalka Aftonpost Hooyo...

Labo Qof oo lagu dilay Magaalada Örebro..

Wararka laga helayo Magaalada Örebro ayaa sheegaya in Halkaasi lagu dilay Labo Qof. Weerarka oo ahaa mid toogasho ah ayaa loo geestay 3 Qof waxaana...

Dowlada Denmark oo Afar Sano Xireysa Waalidka Caruurtooda u dira Dugsiga Quraanka Dalka Dibadiisa...

Dowlada Denmark ayaa dooneysa in mudo Afar sano ah la Xiro waalidka ubadkooda geeya Dugsi Quraan oo Dalka dibadiisa. Wasiirada Soo galootiga Dalka Denmark inger...

Qaranka Sweden oo guul ka gaaray Wadanka Switzerland Koobka Aduunka..

ciyaartan oo kamid ahayd kulamadii ugu adkaa ee laga ciyaaro koobka adduunka wareeggiisa 16-ka ayaa kusoo gabagaboowday waqtigii loogu talagalay guul ay gaareen xidigaha...

Doorashada Sweden iyo khatarta qaxootiga ku soo fool leh Doorashada kadib..

Dalka Sweden waxa bisha Semtember haddii ilaahay yidhaa ka dhici doonta doorasho. Haddaba waxan jeclahay in aan ummadda soomaaliyeed ee deggen Sweden uga waramo...

Diyaarada Norwegian Air oo dib u bilaabeysa duulimaadkeeda Dubai mudo kadib..

Shirkadda diyaaradaha ee Norwegian ayaa dib u bilaabaysa khadkii duulimaad ee Oslo iyo Dubai Dayrta soo aadan. Laga bilaabo 28-ka oktober waxay shirkaddu samayn doontaa...

Wasiirka Arimaha Gudaha Germalka oo isku Casilay in Qaxootiga la adkeeyo Awgeed..

Wadamada Midowga Yurub gaar ahaan kuwooda ku feecan qaabilaada Qaxootiga ayaa hada u muuqda mid kasoo horjeesaanaya Qaabilada Qaxootiga. Wasiirka Arimaha Gudaha Dalka Germalka ayaa...




Wararka ugu Akhriska badan Somaliska

Wararka Maanta ee Somaliska