Monday, May 6, 2024

Magdalena Andersson ” Qofka Qaata Lacagta Ceyrta Waa inuu Shaqeeyaa Sidoo kalena Swidhishka Bartaa...

0
Taariikh-da markii ugu horeysay Sweden waxaa la filayaa in Qof Dumar ah loo doorto xilka Wasiirnimo fursadan oo timid markii Magdalena Andersson loo doortay...

Sweden oo Baasaboorka kala wareegtay Nin Soomaali ah oo lunsaday malaayiin dollar ( Warbaahinta...

0
Madaxii hore ee dugsiga Muslimiinta Sweden, Cabdirisaaq Waaberi ayaa lagu eedeeyay inuu malaayiin karoon Swedish ah uu musuq maasuqay , iyadoo la sheegay in...

Sweden oo Wajaheysa Mowjada Cusub oo Corona ah ” Shirka Jaraa’id ee Maanta

0
La taliyaha gobolka Andes Tegnell ayaa shir jaraa'id oo uu maanta qabtay ku sheegay in Sweden ay wajaheyso mowjad cusub oo caabuqa Corona ah. Wuxuu intaas ku...

Uppsala Booliska oo ka hadlay Nin ku kor dhacay Nin kale oo Labadooda isla...

0
Dhawaan Magaalada Uppsala Labo Nin ayaa dhimatay markii nin kamid ah labada nin uu kasoo dhacay Goob dabaq ah isagoo ku dhacay Ninka kale...

Magdalena Andersson oo Noqotay hogaamiyaha cusub ee xisbiga Socialdemokraterna ee Sweden

0
Arrintan ayaa dad badan la yaab ku noqotay markii Stefan Löfven uu xagaagan doortay inuu iska casilo xilka ra'iisul wasaaraha Sweden iyo guddoomiyaha xisbiga...

Dowlada Sweden oo Qorsheeneysa in Ciqaab Adag la Marsiiyo Dhalinyarada

0
Dawladdu Sweden ayaa doonaysa in ay ciqaab adag mariso dhallinyarada da'doodu u dhaxayso 15 ilaa 17 sano ee gala dambiyada waaweyn ee lagu xukumo in ka badan...

Hay’ada Socdaalka ee Migrationsverket-ka oo go’an Cusub ka gaareysa Tim

0
Tim Waa Wiil yar oo 3 sano jir ah Waxana uu kasoo jeeda Dalka Nigeria Halkaasi oo Hooyadiis ku nooshahay. Magaalada Skåne ee Dalka Sweden...

Hindise Cusub ” Baaritaan lagu Sameenayo Taleefanada iyo Guryaha iyadoo aanan Dambi lagugu helin

0
Dowlada Sweden ayaa wada hindise dhigaya in Baaritaan lagu sameyn karo gurigaaga iyo Taleefankaaga iyadoo aysan jirin wax dambi ah oo markaasi lagugu hayo. Hidisaha...

Xildhibaan SD: Sweden waxay galaysaa dagaal sokeeye

0
Roger Richtoff, oo ah xildhibaan ka tirsan xisbiga midigta fog ee Sverigedemokraterna (SD), ayaa sheegay in Sweden ay galayso, ama ay ku jirto, "dagaal sokeeye"...

Agaasimihii hore ee iskoolada Islaamiga ah ee Römosseskolorna oo lagu soo eedeeyay inuu lunsaday...

0
xeerilaalinta guud ayaa dacwad ku soo oogay agaasimihii hore ee iskoolada Islaamiga ah ee Römosseskolorna. Eedaha loo haysto ayaa waxaa ka mid ah lunsasho iyo danbiyo...