Home Wararka Caalamka Sweden oo sheegtay in Luuqada lagu barayo Dadka Ukraine Qaab Cusub oo...

Sweden oo sheegtay in Luuqada lagu barayo Dadka Ukraine Qaab Cusub oo aan aheyn SFI

0
Foto: Fredrik Sandberg / TT

Dowlada Sweden ayaa diyaarineyna qaabab cusub oo ula tacaaleyso Dadka kasoo Cararaya Dalka Ukraine.

Dhawaan dowlada waxay sheegtay in Dadka ka imaanaya Dalka Ukraine ay sharciga ku heli karaan Todobaad gudihiisa.

Dhanka kale Dowlada ayaa sheegtay in Dadka Ukraine loo diyaarinayo Qaab Cusub oo luuqado lagu barayo dadkaasi.

Dadka Qaxootiga ayaa dhigta iskuulka SFI halkaasi oo lagu baro Luuqada Wadanka lakin Dowlada ayaa diyaarineysa hanaan ka duwan sidaasi.

inkastoo maanta wadahadalo hordhac ah iyo heshiis la gaaray hadana Xaalada Ukraine ayaa wali ah mid cakiran.

Ruushka ayaa wata sharuudo adag oo dhanka Ukraine aysan fulin karin

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here