Thursday, April 25, 2024

Ruushka oo ka hadlay dhibaatada Qaxootiga ee Poland oo lagu eedeeyay

0
Maalmihii la soo dhaafay, xaalad Qaxooti adag ayaa ka taagan waxana lagu eedeeyay Belarus iyo Ruushka lakin Ruushka ayaa arintaasi diiday inuu ka danbeeyo. Ruushka...

Gudoomiyaha Barlamaanka oo u Xilsaaray Magdalena Andersson dhismaha Dowlada Cusub

0
Afhayeenka baarlamaanka Andreas Norlen ayaa u magacaabay madaxa xisbiga Sooshal dimuqraadiga Magdalena Andersson, wax yar ka hor, dhismaha dowladda, ka dib markii uu is casilay Stefan löfven shalay. Norlenn...

Maxkamada Götenborg oo ka laabatay go’anka lagu xiray Iskuulada Islaamiga

0
Maxkamadda maamulka ee magaalada Stockholm ayaa maanta go’aan ku gaartay in la joojiyo xiritaanka saddex dugsi oo diinta Islaamka lagu barto oo ku yaalla...

Saro u kac ku yimid Kirada Guryaha Sweden ee Goobaha Ajaanibta Degto

0
Cilmi-baaris cusub ayaa muujisay in shirkadaha guryaha ee gaarka loo leeyahay ay si aad ah kor ugu qaadayaan kirooyinka meelaha ay ku nool yihiin dadka dakhligoodu yar...

Ra’iisul Wasaaraha Sweden oo iscasilaadiisa u gudbiyay Barlamaanka Sweden

0
Ra'iisul wasaaraha Sweden, Stefan Löfven, ayaa 12:30 u gudbiyay istiqaalada xilka afhayeenka baarlamaanka. Sidaas waxaa ku sheegay baarlamaanka warsaxaafadeed . 64 sano-jirkan ka tirsan Socialdemokraterna, oo ra'iisul...

Hay’adda Skatteverket-ka oo Cadeysay Waqtiga ugu Danbeeya ee Lacag Bixinta

0
Wakaaladda canshuuraha ayaa caddaysay in maalinta jimcaha ee 12-ka November ay tahay maalinta ugu dambeysa ee la bixinayo canshuurta dakhliga ee sannadkii hore, iyadoo qofkii soo daaha...

Wiil laga Afduubtay Magaalada Malmö oo Madaxfurasho laga dalbaday Qoyskiisa

0
Wiil 26 jir ah ayaa la afduubay Jimcihii hore waxaana lagu xiray goob ku taala waqooyiga Skåne. Afduubayaasha ayaa qoyska wiilkan dhalinyarada ah ka dalbaday...

Magdalena Andersson oo la ilmeysay Khudbadii uu Jeediyay Stefan ee Sagootintiisa

0
Khudbadii Stefan Lofven ee sagootintiisa ee uu u jeediyay xisbiga Social Democratic Party ayaa ahayd mid ay ku dheehantahay shucuur. Waxay ka koobnayd hadallo badan oo mahadnaq ah, iyo Dhaleeceynta xisbiyada...

Magdalena Andersson ” Qofka Qaata Lacagta Ceyrta Waa inuu Shaqeeyaa Sidoo kalena Swidhishka Bartaa...

0
Taariikh-da markii ugu horeysay Sweden waxaa la filayaa in Qof Dumar ah loo doorto xilka Wasiirnimo fursadan oo timid markii Magdalena Andersson loo doortay...

Sweden oo Baasaboorka kala wareegtay Nin Soomaali ah oo lunsaday malaayiin dollar ( Warbaahinta...

0
Madaxii hore ee dugsiga Muslimiinta Sweden, Cabdirisaaq Waaberi ayaa lagu eedeeyay inuu malaayiin karoon Swedish ah uu musuq maasuqay , iyadoo la sheegay in...