Home News in English War Hada Ah: Sweden oo Ceyrisay Saddex Dublamaasi oo Ruushka ah

War Hada Ah: Sweden oo Ceyrisay Saddex Dublamaasi oo Ruushka ah

0

Dalka Sweden ayaa go’aan ku gaaray in uu dalka ka saaro 3 dublamaasi oo u dhashay dalka Ruushka, kadib markii dalal badan oo ka tirsan Midowga Yurub ay sidaas oo kale sameeyeen.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here