Sweden iyo Finland oo Caasimada Brussels kula kulmaya Madaxda NATO

Foto: Virginia Mayo / AP

Iyadoo lala xiriirinayo kulanka Wasiirada Arrimaha Dibadda NATO ee Arbacada, Xoghayaha Guud Jens Stoltenberg wuxuu sidoo kale la kulmi doonaa Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Sweden iyo Finland.

Wararka Caalamka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*