Monday, December 29, 2025

Sweden oo ka qaybqaadanaysa dhoolatuska milatari ee wadamada Britain iyo Denmark ee badda Baltic

0
Ciidanka Cirka iyo Badda ee Sweden ayaa maanta ka qeyb galaya dhoolatus ciidan oo ay la sameynayaan dalalka Britain iyo Denmark ee ku sugan...

Diyaaradaha Ruushka oo soo galay Hawada Sweden kuna soo xad-gudbay

0
Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa Arbacadii maanta ku soo xadgudbay hawada Sweden, sida uu sheegay difaaca Sweden. Ciidamada qalabka sida ee Norway ayaa sheegay...

Sweden iyo Finland oo dhoolatus ciidan oo wadajir ah ka sameeyay magaalada Gotland

0
Iyadoo uu dagaalku ka socdo dalka Ukrain labada dal ee deriska ah ee Finland iyo Sweden, ayaa magaalada Gotland ku qaban doona dhoolatus ciidan oo ay ka...

Magdalena Andersson oo Khudbad u jeedisay Shacabka Sweden, kana hadashey arinta NATO

0
Raiisel wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa u aragta in Sweden aysan halis toos ah ka qabin dagaalka Ruushka ee Ukraine, laakiin waxay aragtay in...

Sweden oo lagu soo dhaweeyay Saaka Qaxootigii ugu Horeeyay ee Ukraine ka yimaada

0
Ku dhawaad ​​90 qof oo qaxoonti ah oo ka yimid dalka Ukrain ayaa saaka soo gaaray magaalada Karlskrona ee dalka Sweden. Saacadu markay ahayd 8:30 subaxnimo ayaa...

Sweden oo ku dhawaaqay Go’an Cusub oo ku aadan Dagaalka Ukraine

0
Dowladda Sweden ayaa go’aan ku gaartay in ay kaalmo siiso ciidamada Ukraine, sida ay sheegtay Raisal Wasaaraha Sweden oo fiidnimadii caawa qabatay shir jaraa’id. Andershon...

Dalalka Sweden, Denmark iyo Finland oo hawada ka xiraya diyaaradaha Ruushka

0
Dalalka Sweden, Denmark, Finland, Iceland iyo wadamo kale oo Yurub ah ayaa hawada ka xiraya diyaaradaha Ruushka. Norway ayaa sidoo kale laga sugayaa inay xirto...

Ruushka oo War Cusub ka Soo saaray Dagaalka Ukraine uu ku qaaday

0
Aqalka Kremlin-ka ayaa sheegay in madaxweyne Vladimir Putin uu diyaar u yahay inuu wafdi u diro Belarus si uu wadahadal ula yeesho Ukraine, iyadoo...

Shir Jaraa’id: Sweden oo ka hadashey Duulaanka Ruushka uu ku qaaday Ukraine

0
Raiisel wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa sheegtay in bog cusub oo mugdi ah oo taariikhda Yurub ah uu maanta bilowday "Ruushka wuxuu ku duulayaa...

Ra’yi ururin: Shacabka Sweden oo Xisbiga SD la doonaya Arimaha Socdaalka iyo Isdhexgalka

0
Ra’yi ururin cusub oo ay samaysay xarunta Demoscope Center ee Aftonbladet ee dalka Sweden ayaa muujisay in xisbiga Socialdemokraterna uu faa’iido u leeyahay arrimaha jinsiyadaha iyo waxbarashada,...