Thursday, May 2, 2024

Dowlada Sweden oo Caawineysa Kuwa iibsanaya Guryaha Cusub, Waalidka oo Fursad helaya

0
Wasiirka guryeynta  Sweden Johan Danielson ayaa maanta helay natiijada baaritaanka dowladda ee ay dowladdu billowday si ay amaah ugu siiso kuwa iibsaday guri markii ugu...

Sweden oo sheegtay in ay kordhayaan Dadka Ajaanibta ee qatarta ku ah Amaanka Wadanka

0
Sirdoonka Sweden, Säpo, ayaa shaaca ka qaaday in tirada dadka ajaanibka ah, ee loo aqoonsan karo khataraha ammaanka, ay weli dalka ku sii kordhayaan. Sida...

War Hada Ah: Sacuudiga oo ku dhawaaqay in bari tahay Maalin Soon

0
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa xaqiijisay in beri oo sabti ah ay noqoneyso maalinta koobaad ee bisha barakeesan ee Ramadaan , kaddib markii magaalooyin kamid...

Jimmie Åkesson ” Qaxootiga Ukraine Diinta iyo Dhaqanka ayaa naga Dhaxeeya

0
Dagaal afka ah ayaa shalay ka dhex qarxay wasiirka isdhexgalka iyo soo galootiga Anders Egman iyo madaxa xisbiga Sverigedemokraterna (SD) Jimmy Okesson . Eggman waxa uu Jimmy ku eedeeyay...

Hubka Nukliyeerka oo ku rakibnaa Diyaaradaha Ruushka ee soo galay Hawada Sweden ”TV4”

0
Laba ka mid ah diyaaradaha Ruushka ee ku soo xadgudbay hawada Sweden 2-dii March waxay ku hubaysnaayeen hubka nukliyeerka, khibradaha TV4. Difaaca Iswiidhan kama faalloon...

Zelensky oo Khudbad u jeediyay Barlamaanada Sweden iyo Norway

0
Madaxweynaha Ukraine ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Barlamaanka Norway iyo kan Sweden. Wuxuu codsaday taageero dheeri ah oo ku saabsan dagaalka ka dhanka...

Sweden oo sheegtay in Luuqada lagu barayo Dadka Ukraine Qaab Cusub oo aan aheyn...

0
Dowlada Sweden ayaa diyaarineyna qaabab cusub oo ula tacaaleyso Dadka kasoo Cararaya Dalka Ukraine. Dhawaan dowlada waxay sheegtay in Dadka ka imaanaya Dalka Ukraine ay...

Sharciga ayuu ku helay Saddex Bil isagoo Lix Sano Shari la’an ahaa. (Dhacdo Cajiib...

0
kadib Qul Qulkii Qaxootiga ee sanadkii 2015 waxa uu saameyn xoogan ku yeeshay dad badan oo xiligaasi fursad u helay inay si fudud ku...

Toogasho loo geestay Qof ku Sugnaa Goob Jimicsi oo Stockholm ku taalla

0
Qof ayaa toogasho loogu geestay xaafadda Vasastan ee magaalada Stockholm. Warar ay heshay warbaahinta ayaa sheegaya in dhibbanaha la dhaawacay xilli uu ku sugnaa...

Sweden oo Sharciga ku Siineysa Mudo Isbuuc ah Qaxootiga ka imaanaya Ukraine

0
Hay’adda socdaalka ayaa ku dhawaaqday in qaxootiga Ukrain ay ku heli karaan sharci ku meel gaar ah iyo ogolaansho shaqo hal usbuuc gudaheed marka ay yimaadaan Iswiidhan,...