Doorashada Sweden oo labo Qodob ugu muhiimsan Sanadkan, Xisbiyada qaarkood oo balanqaadyo sameeyay
Sweden waxaa sanadkan ka dhaceysa mid kamid ah doorashooyinka ugu muhiimsan Wadanka iyadoo ay jiraan Qodobo badan oo Xisbiyada soo bandhigeen si ay u...
Faraha iyo Sawiro Laga qaadayo Ajaanibta soo galeysa Xaduudaha Sweden” Dowlada oo soo bandhigay...
Dowladda Iswiidhan ayaa soo jeedisay in wax laga beddelo sharciga si loo waafajiyo sharciga Iswiidhan xeerarka xuduudaha Midowga Yurub iyo fiisaha.
Sharciga Cusub ayaa ah...
Hadalka Raisal Wasaaraha Sweden ee ”Somalitown” oo Dood abuuray Saida Mooge Hussein oo Xisbigaasi...
hadalkii dhawaan ay jeedisay Raisal Wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa dood ka abuuray dalka sweden waxana durba jira siyaasiyiin ku dhawaaqay inay ka baxeen...
Sweden: Darawalada Taxi-ga oo gabaabsi ah Magaalooyinka Qaar
Dalka Iswiidan waxaa ka jirta gabaabsi ba'an oo dhanka darawallada ah, sida lagu sheegay baaritaan ay sameeyeen ururka Taxi-ga oo ka wakiil ah sida...
Xisbiga Sverigedemokraterna oo soo bandhigay Sharuudo lagu adkeenayo sharciga magangalyada
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa sheegay Sweden qaabisho Qaxootiga ugu badan ee Yurub xisbigu waxa uu soo bandhigay 30 hindise oo lagu adkaynayo sharciyada magangelyodoonka.
Xisbiga Sverigedemokraterna...
Sharuudaha Mushaharka ugu yar oo laga dhigayo 30,000 kr Shaqaalaha Ajanabiga Sida uu Shaaciyay...
Wasiirka soo galootiga iyo isdhexgalka Anders Ygeman ayaa shaaca ka qaaday in xisbiga Sooshal dimuqraadiga uu doonayo in uu ku soo rogo shuruud mushaar...
Xisbiga Vänsterpartiet oo dhimaya Qiimaha Tikidhada ee Gaadiidka lagu raaco
Xisbiga Vänsterpartiet ayaa doonaya in qiimaha tigidhada gaadiidka dadweynaha la dhimo kala bar dalka oo dhan, sida ay sheegtay hogaamiyaha xisbiga Nooshi Dadgostar.
Sida...
Xisbiga Moderater-ka oo ku Dhawaaqay inuu dhimayo Canshuurta
Xisbiga Moderater-ka ayaa maanta ku dhawaaqay inuu dhimayo Canshuurta hadii uu Xisbigiisa la doorto Doorashada dhawaan dhaceysa.
Xisbiga ayaa soo bandhigay Ajandihiisa waxana ku jiray...
Sweden oo taageero Cusub Siineysa Dalka Ukraine
Ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa ballan qaaday inay siin doonto xirmo cusub oo taageero ah Ukraine. Xirmadan ayaa qiimaheedu dhan yahay hal bilyan oo...
Nasteho” Waxaa leegu Hanjabay Dil Sidaasi Darteed Waan iskaga haray Doorashada Sweden”
Gabadha asalkeedu Soomaaliga yahay, Nasteho Mohamed, oo 23 jir ah, ayaa ku caanbaxday geesinimadeeda Sweden, markii ay ka soo horjeesatay wax ay ugu yeertay...