Thursday, July 10, 2025

Qoysaska Qaar oo aan Helidoonin Kaalmada Korontada illa Bisha March

0
4.3 milyan oo qoys oo ku nool koonfurta iyo bartamaha Iswiidhan ayaa noqday qoysaskii ugu horreeyay ee qaata kaalmada korontada ee la filayo dhammaadka...

Hay’ada Migrationsverket Sweden oo Ruushka ku Celineysa Qaxooti

0
Hay'ada Laanta Socdaalka Sweden ayaa go'aansatay inay Qof Qaxooti ah Ku Celiso Dalka Ruushka. Ninkan oo Asal ahaan kasoo jeeda Dalka Suuriya ayaa hore ugu...

Dowlada Sweden oo Joojisay Sharci loogu talagalay Qaxootiga Iska Dhiibaya Dalka oo Saameyntiisa lahaa

0
Sanadkii 2017 Dowlada Sweden ayaa bilowday Cilmi baaris lagu sameenayo Baaritaanka Da'da Qaxootiga gaar ahaan Dadka dhalinyrada ah ee iska dhiibaya dalka Sharciga oo Cilmi-baaristiisa...

Tirada Dhimashada Corona oo ku badaneysa Dalka Sweden

0
Faafitaanka covid-19, fayraska RS iyo hargabka ee Iswiidhan ayaa wali sare u kacaya, sida ay sheegtay hay'adda caafimaadka dadwaynaha Norway . Intaa waxaa dheer,...

Booliska Sweden oo raadinaya Aabe loo heesta Dilka Wiilkiisa oo 8 sano jir ah

0
Dhawaan Magaalada Lulea Waxaa lagu dilay wiil 8 sano jir ah kaasi oo dilkiisa kadib Booliska ay bilaabeen baaritaan ku aadan falkaasi. Xeer ilaaliyaha guud...

Waxa uu Wiilkiisa ku waayay Toogashada Sweden, Waxa uu Aas-aasay Urur Caawiya Dadka Eheladooda...

0
Liibaan oo Iswidhish ah oo asalkiisu yahay soo-galootiga, ayaa waayay canugiisa, kaas oo saddex sano ka hor ay kooxo burcad ah ku dhaawaceen  Järva si...

Sweden oo Sheegtay inaysan Buuxin Karin Sharuudaha Turkiga si ay ugu biiraan NATO

0
Dowlada Sweden ayaa markii ugu horeesay Qiratay inaysan Buuxin Karin Sharuudaha Turkiga ee ku aadan ku Biirista MATO. Turkiga ayaa Sweden iyo Finland ka Codsaday...

Qarax ka dhacay Magaalada Norrköping ee Dalka Sweden

0
Qarax ayaa ka dhacay Xaafad ka tirsan Magaalada Norrköping ee Dalka Sweden sida uu ku waramayo Joornalka Aftonbladet. Qaraxa ayaa geestay burbur xoogan mana jirto...

Labo Qof oo lagu Xiray Magaalada Uppsala Xili Ay isku Dayayeen Dilka Ilmo yar

0
Labo qof ayaa lagu xiray Magaalada Uppsala ee Dalka Sweden kadib markii lagu helay iskuy dil oo ilmo yar ah. Sida uu ku waramay Joornaalka...

Sweden oo soo rogtay Sharuudo Cusub iyo Dalal la Mamnuucay soogalitaankooda

0
Dowlada Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday Xayiraadii ugu horeesay oo dhanka Corona ah kadib dhoor bilood oo hore loo qaaday. Xayiraada Cusub ayaa ku socota...