Saturday, April 27, 2024

Kamuunka Kungsbacka oo joojiyay Sharci lagu mamnuucayo dadka tuugsada.

0
Siyaasiyiinta degmada Kungsbacka ayaa doonaya sharciyo cusub oo loogu talagalay dadka tuugsada. Waxay go'aansadeen in dadku ay haystaan ​​ruqsadda booliska si ay lacag uga...

Dhalinyarada Qaxootiga ku yimid Sweden oo lagu Qasbay iibinta Daroogada.

0
Dhallinyaro badan oo Iswiidhan u yimid sidii qaxooti sanadihii la soo dhaafay. ayaa badankooda waxay ka yimaadeen Dalka Afghanistan. Qaar ka mid ah ayaa xaalad xun...

Annie Lööf iyo Stefan Löfven oo maanta ka hadlaya dhismaha dowlada cusub.

0
Todobaadkii hore,hogaamiyaha Xisbiga Annie Lööf ayaa sheegtay in laga yaabo in ay u codeeyaan haa , Stefan Löfven sidii ra'iisul wasaare ku noqon lahaa. Stefan...

Sweden Caruur badan oo aan tagin iskuulka kala bar xiliga Dayrta.

0
Kumanaan carruur ah oo ku nool dalka Iswiidan ayaanan tagin dugsiga sida lagu ogaadya baaritaan la sameeyay. In ka badan shan kun oo carruur ah...

Stefan Löfven oo loo kordhiyay Waqtiga si taageero uga helo xisbiyada kale ee Dalka.

0
Hogaamiyaha xisbiga Socialdemokraterna Stefan Löfven ayaa helay waqti dheeraad ah si uu u helo taageero uu ku noqonayo ra'iisal wasaaraha sweden sida uu sheegay...

Xisbiga Miljöpartiet oo diidaya hadii uusan qeyb ka aheyn Dhismaha Dowlada ee Socialdemokraterna.

1
xisbiyada kala ah Miljöpartiet iyo socialdemokraterna ayaa hogaaminayay mudo afar sano ah Dowlada Sweden waxana Markale uu Xisbiga Miljöpartiet ku celiyay in uu doonaya...

Digniin laga soo saaray Dhicista ( Silbashada ) iyo Hawo Baraf wadata oo la...

0
Madama uu bilowday Xiliga Finterka ( Vinterka ) ama Qaboobaha ayaa la filayaa in wadanka oo idil ay ka da.aan baraf xoogan. Barafka kahor ayaa...

Annie Lööf iyo Björklund oo Taageeraya Stefan Lövfen hadii uu Buuxiyo Sharuudaha Soo Socda.

0
Labada Xisbig ee kala Ah Centerpartiet iyo Liberalerna ayaa u muuqda kuwa taageeraya Xisbiga Socaildemokraterna hadii uu buuxiyo Sharuudahooda. labada Xisbiga ayaa soo jeediyay isku...

Xaafada Rinkeby Xukun Sadax Sano oo lagu Riday 17 Sano jir dil ka geestay...

0
17 Sano jir lagu heesto Dilkii ka dhacay Maqaaxi ku taalla Xaafada Rinkbey ayaa lagu riday xukun la xiriira dilkaasi. Dilka oo dhacay Bishii Janaayo...

Hogaanka Maamulka Iskuulada Al-Azhar oo loo dheereeyay Waqtiga lagu Haynayo Xabsiga.

0
Maxkamada Degmada Stockholm ayaa go.ansatay in Xabsiga lagu Hayo Maamulka iskuulada Al-Azhar kuwaasi oo lagu heesto Dambiyo la xiriira dhanka Dhaqaalaha iyo wax isdaba...