Home Wararka Maanta Wadamada Midowga Yurub oo joojinaya isbadalka Saacada ee Xiliga Xagaaga (Sommarka) iyo...

Wadamada Midowga Yurub oo joojinaya isbadalka Saacada ee Xiliga Xagaaga (Sommarka) iyo Jiilaalka (Vinterka).

0

Barlamaanka Midowga Yurub Ayaa u codeeyay joojinta Saacad badalka xiliga Jiilaalka iyo Xagaaga taasi oo wadamada Yurub badankooda isticmaalaan isbadalka ayaana timid kadib codeen loo sameeyay isbadalka saacada oo cabasho badan kasoo yeertay.

Sida ay sheegtay Marita Ulvskog oo ka tirsan Xisbiga Socialdemokraterna kuna jirta Barlamanka Yurub waqtiga la joojiyay ayaa ah saacada u dhaxeysa xiliga u dhaxeeya Jiilaalka (Sommar ) iyo Vinterka (Jiilaalka).

” Waxay aheyd Natiijo weyn waana iska cadahey in aysan feecen waqti badalka aan anaga sameeno” ayay tiri Marita Ulvskog.

sida laga soo xigtay Marita Ulvskog majiridoono wadan kamid ah midowga yurub oo badalidoona saacada wixii ka danbeeyay sanadka 2021 lakin wadan kasta waxa uu dooran karaa nuuca saacada uu rabo waqtigaasi.

Somaliska Stockholm

Xigasho/radiosverige

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here