Home News in English Dowlada oo dooneysa in Körkort-ka Basaska iyo Taraaga (Lastbil) lagu qaadi karo...

Dowlada oo dooneysa in Körkort-ka Basaska iyo Taraaga (Lastbil) lagu qaadi karo lacagta amaahda ee CSN.

0

Dowlada Sweden gaar ahaan xisbiga S ayaa doonaya in lacagta amaahda ee ardayda ka helaan hay’ada CSN lagu qaadi karo kaararka lagu kaxeeyo Basaska iyo sidoo kale Gawaarida waaweynka ee loo yaqaano (lastbil).

Sababta ayaa keentay madama ardayda heysan fursad dhanka shaqada suuqa ah ay ku gali karaan isla markana ku baran karaan basaska sida uu sheegay wasiirka arimaha gudaha sweden Mikael Damberg.

Qofka qaata lacagta CSN ayaa maanta fursad u heesta in uu barto gawaarida caadi ee rakaabka lakin heshiiska lacag qaadashada kuma jirto in uu ku barto kararka lagu kaxeeyo basaska ama gawaarida waaweyn.

Xughayaha Xisbiga oo ku sugan Magaalada Örebro ayaa soo bandhigay qorsho badan oo dhanka waxbarashada waxana kamid ah qorshaha loogu yeero (läraraspiranter) oo micnaheedo tahay in qofka uu qeyb ka shaqeeyo iskuulka isagoo qeybta kale baranaya macalinimo.

Somaliska Stockholm

Xigasho/radiosverige

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here