Home Wararka Maanta Askari ka tirsan Ciidanka Sweden oo ku geeriyooday toobarka ka socda Waqooyiga.

Askari ka tirsan Ciidanka Sweden oo ku geeriyooday toobarka ka socda Waqooyiga.

0

Askari ka tirsan Ciidanka Sweden ayaa ku geeriydooday toobar ka socda waqooyiga dalka Sweden kadib markii lagu dhuftay mid kamid ah Gawaarida Ciidanka sida laga soo xigtay wakaalada Wararka ee TT.

Shilka uu ku dhintay askarigan ka tirsan ciidanka Sweden ayaa ka dhacay Northern Wind oo ah goobta ugu weyn ee ciidanka Sweden lagu toobaro kuna taalla waqooyiga Dalka.

goobta ayaa sidoo kale waxaa toobar ku qaata ciidan ka kala socda wadamada Sweden, Norway, the USA iyo sidoo kale waddamo kale oo dhoor ah.

Shilka dhimashada askariga ayaa ku soo aadaya iyadoo halkaasi toobar lagu siinayo askar gaareysa 10,000 kun oo ciidan.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here