Sunday, July 26, 2026

Sweden Degmada Gävle oo lagu gubay Gawaari badan.

0
Degmada Gävle ee Dalka sweden waxaa lagu gubay 12 gawaari oo la dhigtay dhoor meel oo kala duwan Waxana Falkaasi warbaahinta u sheegay Booliska Magaalada...

Sweden Shaqo la’anta Ajaanibta oo hoos u dhacday.

0
Dad badan oo aan Swedish ahayn ama asal ahaan ku dhashay dal aan Sweden ahayn ayay haatan si intii hore ka badan ugu sahlan...

Canshuurta oo laga dhimayo Shaqaalaha ay Qortaan Shirkadaha yar yar.

0
Shirkadaha aadka u yar ayaa Shaqaale qaadan kara iyagoo bixinaya Canshuur yar marka ay Qof Cusub Qoranayaan waxana Shirkadaha qaar ay bixinayaan Qeyb kamid...

Sweden Wiil dhalinyaro ah oo ku dhintay Qarax ka dhacay Koonfurta Caasimada Stockholm.

1
Wararka laga helayo koonfurta Caasimada Stockholm ayaa sheegaya in Halkaasi uu ka dhacay qarax kaasi oo Wiil dhalinyaro ah uu ku dhintay waxana Qaraxa...

Xafiiska Shaqada ee Arbetsförmedlingen oo looga baahan doono 100,000 kun oo Shaqaalo ah.

0
Suuqa shaqada Sweden ayaa sannadka 2024 laga waayi doonaa 100 000 oo qof oo leh xirfado loo baahnaan doono, haddii aan nidaamka wax laga bedelin,...

Hogaamiyaha Xisbiga Liberalerna Jan Björklund oo ka fadhiistay Hogaaminta Xisbigiisa.

0
Hogaamiyaha Xisbiga Liberalerna Jan Björklund ayaa shaqada xisbiga ka fadhiistay kadib shir jaraa'id oo uu warbaahinta u qabtay waxana uu xilkaasi hayay mudo 12...

Degmada Gävle Wariye Swedhish ah oo Dacweeyay imaam Masjid oo uu Hanjabaad kala kulmay.

0
Wariye u shaqeeya Joornalka Gefle Dagblad ayaa hanjabaad kala kulmay imaam masjid kaasi oo kasoo muuqday sawiro uu wariyaha qaaday xili uu Wareysi la yeeshay...

Warbaahinta Sweden oo Baahisay Qaraxyo iyo Dilal ka dhacay Caasimada Muqdisho.

1
iyadoo xaalada Somaliya ay tahay mid sii xumaaneysa marka la eego dhanka amaanka oo qaraxyo iyo dilal qorsheen ka dhaceen ayaa warbaahinta Dalka Sweden...

Hadii aad Wadato Gaari Xiliga Barafka Fadlan Ha Hilmaamin Qalabkan Muhiimka kuu Ah.

0
Guud ahaan Dalalka Caalamka gaar ahaan kuwa dhaca Yurub iyo America waxaa si xoogan kaga da'a Baraf Xoogan kaasi oo keena Saameyn gaar ahaan...

Dood ka taagan Mamnuucida isticmaalka Taleefanada ee Xiliga Fasalada lagu jiro.

0
Dawladda ayaa soo jeedisay in fasallada laga mamnuuco mobaaylada xilliga casharrada lagu jiro. Qorshahan ayaa qayb ka ah heshiiskii ey bishii jannaayo wada gaareen xisbiyada...