Sweden oo kordhineysa Da’da Qofka Hoolgabka ee Shaqada ka fadhiista.
Dowlada Sweden ayaa kordhineysa Da'da qofka hoolgabka sida ay isku raaceen siyaasiyiin ku jira Barlamaanka kuwaasi oo sharciga u badalay sababo ay u arkaan...
Booliska Sweden oo Digniin kasoo saaray Wicitanka Taleefano Been ah oo lacagta Bankigaga lagu...
Booliska Dalka Sweden ayaa digniin kasoo saaray Taleefano Been ah (falska telefonsamtal) kuwaasi oo marka ay ku soo wacan kadib ku sheegaya in ay...
Safarada Duulimaadka iyo Tareenada qaarkood oo la joojiyay Baraf Xoogan oo ka da’ay Sweden.
Guud ahaan Wadanka Sweden waxaa ka da'ay baraf xoogan kaasi oo saameyn xoogan ku yeeshay isku Socodka Tareenada u kala goosha Gobolada Dalka iyo...
Mooshin uu Xisbiga Sverigedemokraterna ka keenay Aadaanka Masaajidka oo la diiday.
Dood ballaaran oo ka dhacday kulankii hoggaanka xildhibaannada ee maamulka Karlstad ayaa lagu go’aamiyey in aan masjidka laga joojin xaqa uu u leeyahay aadaanka...
Norway oo Dadka ugu badan ee Qaata Lacagta Ceyrta ku tilmaamtay Qaxootiga kasoo jeeda.
Dowlada norway gaar ahaan Hay'ada dalkaasi u qaabilsan dhanka tirakoobka ayaa warbixin ay soo saartay ku muujisay dadka ugu badan ee ku nool Dalkaasi...
Norway Tirada Qaxootiga ugu yareyd oo timid Mudo 20 sano kadib Sanadii hore.
Norway in ka badan 30,000 oo magangelya doone ayaa yimid 2015, saddex sano kadibna tirada timid waxay ka yartahay toban meelood.
Sida uu Tv2 ka...
Dadka Hoolgabka ee Faqiirka oo lacagta loo kordhinayo Sanadka Danbe.
Dowlada Sweden ayaa kordhineysa Lacagta uu qaato Qofka Shaqo Gabka ah iyadoo dadkaasi loo eegayo Dadka Faqiirka ah waxana Kacagta ay qaataan lagu kordhindoonaa...
SMHI Digniin laga soo saaray Baraf Xoogan oo Saamenaya Guud Ahaan Dalka Sweden.
Baraf aad u xooggan ayaa saameeyey Sweden oo dhan. Meelaha qaar waxa la filayaa baraf gaaraya 2 disimitir sida ay hey’adda saadaalinta hawada ee...
Sweden Qaxootiga Cusub oo Lacagta laga jarayo Hadii ay diidaan Deegaanka la Dajiyo.
Dalka Sweden ayaa kamid ah Dalalka ugu wanaagsan Qaarada Yurub marka la fiiriyo Dhanka Qaxootiga hase yeeshee waxaa hada la badalay sharciyada qaar kadib...
Dalalka Yurub 5 kamid ah oo qeebsaday Tahriibyaal saaran Markab oo loo diiday in...
Shan dal oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa sheegay inay qaabili doonaan 47 Tahriibayaal ah oo bada laga soo badbaadiyey kuwaasi oo ay diiday...
















