Sunday, May 5, 2024

Barlamaanka Sweden oo Saaka Diidmo ugu Codeeyay Ulf Kristersson oo Noqon lahaa Raisal Wasaaraha...

0
Waxay Aheyd Saadaal horay loo ogaa in Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka uu diidmo ka helayo Barlamaanka Dalka Madama labo kamid ah Garuubkisa ay kasoo horjeesteen. Ku...

Hogaamiyaha Xisbiga Centerpartiet Annie Lööf oo diidmo kala hortimid codeenta Bari ee Ulf Kristersson.

0
Xisbiga Centerpartiet Annie Lööf ayaa maanta ka dhawaajisay in Xisbigeeda uu kasoo horjeedo codeenta bari ee Ulf Kristersson taasi oo ka dhaceysa Xaruunta Barlamaanka. Iyadoo...

Labo Qof oo lagu toogtay Xaafada Hallonbergen ee ka tirsan Degmada Sundbyberg.

0
ku dhawaad labo qof ayaa lagu toogtay Hallonbergen oo ka tirsan Degmada Sundbyberg fiidnimadii Caawa. sida warbaahinta sheegtay toogashada kadib waxaa goobta ka baxay mooto...

Magaalada Falkenberg Wiil 12 sano jir la waysanaa oo Meydkiisa la helay ugu danbey.

0
Maalinta Jimacada aan soo dhaafnay galabkeeda Booliska Magaalada ayaa helay meydka Qof la aaminsanyahay in uu yahay wiil 12 sano jir ah oo la...

Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén oo shir jaraa.id ku sheegay Dowlada Cusub uu wato...

0
Afayeenka Barlamaanka Dalka Sweden Andreas Norlén ayaa maanta oo isniin ah la hadlay warbaahinta isagoo ka hadlay Raisal wasaaraha cusub ee arbacada loo codeenayo Ugu...

Xafiiska Shaqada Sweden ee Arbetsförmedlingen oo lagu dhaleeceeyay Shaqo siinta Dadka ku Cusub Dalka,

0
Dhawaan Xafiiska Shaqada Dalka Sweden ee Arbetsförmedlingen ayaa soo saaray Warbixin ee ku sheegay in Dadka ku cusub Dalka ay heleen Shaqooyin iyo Waxbarasho...

Magaalada Falkenberg 12 Sano jir wali la layahay Maalintii Labaad oo la raadinayo.

0
ku dhawaad 2000 kun qof ayaa ka qeyb qaadanaya raadinta wiil 12 sano jir ah kaasi oo labo maalin kahor la waayay. booliska magaalada oo...

Barlamaanka Sweden oo Arbacada go.an ka gaaraya in Ulf Kristersson loo codeenayo.

0
Barlamaanka Dalka Sweden ayaa 14 November u codeenaya Ulf Kristersson oo isku dayidoona Codeenta Barlamaanka kadib markii afayeenka Barlamaanka uu ku dhawaaqay arintaasi. Gudoomiyaha hogaamiya...

Xisbiyada Isbaheystay ee garabka Alliansen oo hogaamindoona Caasimada Götenborg.

0
inkastoo Xisbiga Demokraterna uu kaalinta ugu horeeso ka galay codeento ugu badan caasimada Götenborg isla markna kaalinta labaad ay galeen xisbiga Socaildemokraterna ayaa dhanka...

Annie Lööf Anaga ma dooneyno in aan martigalino Xisbiga Sverigedemokraterna.

0
Hogaamiyaha Xisbiga Centerpartiet Annie Lööf ayaa markale ku celisay in aysan dooneenin taageerida Xisbiga Moderateka. Annie Lööf ayaa diidmadeeda Sabab uga dhigtay in Xisbiga M...