Saturday, May 17, 2025

Axmed Cabdullaahi oo xalay la gudoonsiiyay biladda abaalmarinta Guldbagge.

0
Fiidnimadii xalay ayaa xafladdii lagu qabtay magaalada Stockholm lagu guddoonsiiyey filim soo saaraha Axmed Cabdullaahi biladda abaalmarinta Guldbagge. Middaasina oo uu ku hantiyay filimkiisii loogu...

Sharci u ogolaanaya Ajaanibta Shaqada ku timaada Dalka Sweden in ay sii joogaan oo...

0
Sida caadiga dad badan oo dalka sweden ku soo gaara Qaab Shaqo ayaa la eryaa marka uu dhamaado waqtidooda shaqada ugu egtahay waxaa ku...

Degmada Norrköping 85 Sano Jir isku dayay in uu dilo Xaaskiisa oo la xiray.

0
Nin 85 jir ah oo ku nool Degmada Norrköping ah ayaa loo xiray inuu isku dayay inuu dilo xaaskiisa,sida uu qoray wargayska Norrköpings-Tidningar. ee...

Baaritaan lagu Samenayo Caruurta oo Maalinta Isniinta Cuna Cuntada ugu badan.

0
Shaqaalaha dhowr iskuul ee ku yaal galbeedka Sweden ayaa sheegaya in caruurtu ay cuntada ugu badan cunaan isniinta oo ah maalinta laga soo laabto...

Akhriso Qaabka Sharciga Cusub uu u Caawinayo Qoysaska leesku keeni karo Sweden.

0
Xagaaga ayuu dhaqan geli doonaa xeerka sida deeqsinimada leh u ogolaanaya in ehelka la isu keeno taasoo ka danbeysay heshiiska ay wada gaareen afarta...

Migrationsverket Sharciga Qoysaska Leeskugu Keeno iyo Tirada Qoysaska oo la badalayo Xagaaga Soo Socda.

1
Waxaa la filayaa in uu isbadal Cusub lagu sameeyo Sharciga Qoysaska Marka la gaaro Xagaaga ama Samarka taasi oo ku aadan Heshiiska ay gaareen...

Codeen loo qabtay Bulshada oo lagu ogaaday in Xisbiyada L iyo MP ay Barlamaanka...

0
kadib doorashadii dhawaan ka dhacday Dalka Sweden ayaa kadib Hay.ada Sifo oo kaashaneysa Ekot waxay qabateen fikrad aruurin ku aadan xisbiyada ka dhisan dalka...

Qof lagu toogtay Xaafada Jakobsberg ee Waqooyi Galbeed ee Stockholm.

0
Wararka laga helayo xaafada Jakobsberg ee ka tirsan Kamuunka järfälla ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay Qof sida uu booliska ku helay digniin waxana...

Transportstyrelsen Dadka ugu Badan oo laga Ceshtay Sharciga lagu kaxeeyo Gawaarida ee ( körkort-ka...

0
Waxaa kor u kacay tirada dadka dib loogala laabtay badantaha ama leesinka ”körkort” sanadkii lasoo dhaafay ee 2018. Ilaa iyo 34 kun oo darawal ayaa lagala...

Arbetsförmedlingen Dowlada oo isbadal Cusub ku sameeneysa Xafiiska Shaqada Dalka Sweden

0
Isbedelo waawayn ayaa la filayaa in laga hirgaliyo xafiiska shaqada ee loo yaqaano ”Arbetsförmedlingen”, kadib heshiiskii dhinacyada badan taabanayay ee dhawaan ay wada jirka...