Dowladaha Midowga Yurub oo mamnuucay Duulimaadka Diyaarada Boeing 737 MAX.
Midowga yurub ayaa isku raacay hakinta duulimaadka Shirkada diyaaradaha Boeing 737 MAX. kadib markii 157 qof ay ku dhinteen nuuc kamid ah diyaaradaasi oo...
Mudada lagu qaato Basaboorka Norway in laga dhigo 5 sano oo Barlamaanka loo gudbiyay.
Soo jeedin cusub oo ku aadan sharci ka hadlaya waqtiga baasaboorka iyo kaarka aqoonsiga dhalashada ayaa baarlamaanka la hordhigay, waxaa lagu wadaa in la...
Barlamaanka Sweden oo maanta ka doodaya Xubnaha kooxda Daacish ee doonaya in dalka ku...
Baarlamanka ayaa maanta ka doodi doona waxa laga yeelayo dagaalyahanada ka garab dagaalamey Daacish ee ku sugan dalka Suuriya, iyadoo su’aal wax badan laga hadlayey...
Amaanka Basaska ku shaqeeya Gaaska oo laga shirayo kadib Baskii ku qarxay Stockholm
Dabkii qaraxa u ekaa ee shalay ku dhacay bas marayey mid ka mid ah waddooyinka magaalada Stockholm ayey dad badani ku dhiman kareen waana...
Faafaahin 20 sano jir lagu toogtay xaruunta tareenada laga raaco ee Xaafada Älvsjö.
wiil 20 sano jir ah ayaa lagu toogtay caasimada stockholm toogashada ayaa ka dhacday goobta tareenada laga raaco ee xaafada Älvsjö.
dad ku sugan halka...
Emma Carlsson Löfdahl oo ugu baxday Xisbiga Liberalerna edeynta guri ay ninkeda ka kireysatay.
Emma Carlsson Löfdahl (L), ahna xubin ka tirsan baarlamanka ayaa ku dhawaaqday inay ka tagayso xisbiga Liberalerna kadib markii la soo ogaaday iney guri...
Sweden Isbuucan waxaa jira baaritaan dhanka gadiidka ah guud ahaan wadanka.
isbuucan waxaa dalka sweden guud ahaan ka jira baaritaan ku aadan dhanka gadiidka iyadoo loogu magacdaray isbuuca ka hortaga gaadiidka sida laga soo xigtay...
Qaxootiga Sweden oo yaraaday darteed tiro Qaxootiga ku cusub dalka oo amaahday qalabka guryaha...
qof kasta oo ku cusub dalka sweden isla markana hela daganaanshaha sharciga dalka ayaa xaq u leh amaahda lacag uu ku gato qalabka la...
Somalida Sweden oo dhibaatada dilalka ku sababeysay Xuduudaha Yurub ee isku furan.
Inta badan dalalka Yurub waxa ay ku bahaysanyihiin hal urur oo sahlay in si fudud loogu kala gudbo dalalkan, iyada oo meelaha badan uu...
Eskil Erlandsson oo ka tirsan Xisbiga Centerpartiet oo laga joojiyay Shaqada Barlamaanka.
Eskil Erlandsson oo ka tirsan Xisbiga Dhexe ee Centerpartiet ayaa laga joojiyay shaqada barlamaanka oo uu kamid ahaa sanado badan.
Waxa uu sidoo kale ahaa...
















