Wednesday, June 17, 2026

Linköping:- Iskuulada Xanaanada Caruurta (förskolan) oo la xiray ilaa amar danbe

0
Laga bilaabo Arbacada maanta ee Maarso 25, iskuulada Xaanada furan ee Linköping ayaa la xiri doonaa. Go'aanka waxaa gaaray guddiga caruurta iyo dhalinyarada wuxuuna...

Sidee Somalida ku noqotay Qowmiyada ugu badan ee Cudurka Coronavirus ugu dhinta Sweden

0
Soomaalida ku nool dalka Sweden ayaa noqday qowmiyada ugu badan ee u geeriyootay cudurka Coronavirus dalka Sweden, sida laga soo xigtay ururka dhaqaatiirta dalkaasi. Sweden...

Sweden oo soo bandhigtay Tirada Somalida ee u dhimatay Caabuqa Coronavirus iyo Magaalada ugu...

0
Ugu yaraan lix ka mid ah dadka illaa hadda u geeriyoodey caabuqa corona ee nawaaxiga magaalada Stockholm waxey asal ahaan ka soo jeedaan Soomaaliya,...

Sweden oo Joojisay guud ahaan Imtixaanaadka Qaranka ee Iskuulada Waxbarashada

0
Dhammaan imtixaanaadka qaran ee dugsiga hoose iyo kan sare waa la baajiyay xilliga guga sababta oo ah cudurka faafa ee corona. Sidaas waxaa shirjaraaid ku...

Xafiiska Shaqada Sweden oo soo bandhigay tirada Shaqaalaha ee Shaqada laga fadhiisiyay

0
Saddexda toddobaad ee ugu horreeya bisha Maarso, in ka badan 18,000 oo qof oo ku nool Iswidhan ayaa lagu ogeysiiyay Shaqo joojin sida uu...

Shirkada Gadiidka Sweden SL oo hoos dhintay Safarada Basaska iyo Tareenada

0
Qiyaastii shaqaale tiradoodu gaarsiisan yihiin 15-20% oo ka howlgala shirkadda gaadiidka dad weynaha ee magaceeda loo soo gaabiyo SL ayaa ka maqan goobahoodii shaqada...

Akhriso:- Rai’sal Wasaare Stefan lovfen oo Caawa Khubad Qaran ka jeediyay Talafashinka Dowlada

0
Fiidnimada caawa ayuu madaxa dawladda Sweden Stefan Löfven uu qudbad shan daqiiqadood ah ku wajahay bulshada reer Sweden, isagoona kala hadlay xaaladda dalku ku...

Rai’sal Wasaaraha Sweden oo Caawa Talafashinka kala hadlaya Daweynaha Sweden

0
Ra’iisal wasaaraha dalka Stefan Löfven (S) ayaa caawa fiidka waxuu qaranka kala hadli doonaa telefishinka SVT iyada oo khudbadiisu ku saleysan tahay cudurka Corona...

Dalka Finland oo ku guuleestay Dalka ugu Farxada Badan Dunida markii Sadaxaad

0
Dalka Finland ayaa sanadkii saddexaad oo xiriir ah nqoday dalka ugu farxadda badan caalamka, sida lagu sheegay warbiixn maanta soo baxday. Cilmi-baarayaasha Warbixinta Farxadda Adduunka...

Wararkii ugu danbeeyay Xaalada Coronavirus ee Dalka Sweden iyo Tirada guud halka ay mareyso

0
Dalka Sweden ayaa wada dadaalkiisa ku aadan la tacaalida Cudurka Safmarka ah ee Corona waxaana wararkii ugu danbeeyay ee ku soo dhacaya Somaliska ay...