Home Wararka Maanta Sweden 45 qof oo dheeraad ah oo u dhimatay Xanuunka Coronavirus

Sweden 45 qof oo dheeraad ah oo u dhimatay Xanuunka Coronavirus

0

maanta oo sabti ah sida ay shaacisay hay’ada Caafimaadka Dadweynaha Sweden ku dhawaad 45 qof oo dheeraad ah ayaa dhimatay 24 saac ee lasoo dhaafay guud ahaan wadanka taasi oo ka dhigeysa tirada guud ee dhimashada 3220 qof tan iyo markii uu xanuunka corona ka biloday sweden.

hay’ada Caafimaadka Dadweynaha ayaa intaasi ku dartay in tirada guud ee dadka qaaday xanuunka ay mareyso 25,921 qof taasi oo muujineysa hoos u dhac dhanka tirada dadka qaaday xanuunka.

Dhanka kale siyaasiyiinta kasoo horjeeda dowlada ayaa dhaliilay qorshaha dowlada ee baaritaanka loogu sameenayo dad badan xisbiyada ayaana dhaliilay tirada dowlada balan qaaday oo aan wali la gaarin.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here