Home Wararka Maanta Dowlada Uk oo soo saaraysa xayiraado Cusub iyo ganaax lagu muteesanayo

Dowlada Uk oo soo saaraysa xayiraado Cusub iyo ganaax lagu muteesanayo

0

Raisal wasaaraha Inagriiska ayaa lagu wadaa in maalinta bari uu ku dhawaaqo xayiraado cusub oo dhanka safarada ah Boris Johnson ayaa warbaahinta u sheegidoona Xayiraadaha Cusub oo ay kamid yihiin in la karantiilo Qof walbo oo gudaha u galaya Dalka ingariiska hadii ay tahay dhanka bada iyo bariga.

Dowlada Uk ayaa horay karantiil ugu sameeneysay Dadka lagu arko Calaamadaha Xanuunka Coronavirus lakin Qorshaha cusub ee Dowlada ayaa ah mid lagu karantiilayo qof kasta mudo 14 cisho ah oo ka bilaabata maalinta uu wadanka galo.

Nuuca karantiilka wali lama cadeen lakin waxay u badan tahay in qof uu joogo Hoyga uu Adreska ku yahay ama uu sheegto adres marka uu wadanka galo.

Boris Johnson ayaa dhanka kale shaaci ka qaadidoona in la ganaaxayo qofka jabiya Sharciga iyadoo lagu ganaaxayo lacag gaareysa 1,000£ oo u dhiganta 12,000 kr ee lacagta Sweden.

Somaliska Uk

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here