Home Wararka Maanta Tirada Sweden ugu dhimatay Coronavirus oo mareyso 3,000 kun

Tirada Sweden ugu dhimatay Coronavirus oo mareyso 3,000 kun

0

Afar iyo labaanti saac ee ugu danbeeyey wuxuu covid-19 ku diley Iswiidhen 99 qof iyadoo guud ahaan dadka uu geeriyooday cudurka tiradoodu tahay 3 040.

Tirada la xaqiijeyey ee dadka ku nool Iswiidhen isla markaana laga helay fayraska koroona ayaa ah 24 623 qof.

Waxa sii kordhaya shaqaalaha caafimaadka ee laga helay fayraska.

gudiga Caafimaadka ayaa maanta shirka jaraaid ku sheegay in heerka dhimashada ay tahay mid dagan oo aanan sidaasi u balaarneyd marka la eego sidii hore madama maalin kasta ay dhimashada tahay 70 qof.

ugu danbeyn 1645 qof ayaa ku jira goobta xaalada deg dega kuwaasi oo lala tacaalayo xanuunkooda.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here