Home Wararka Maanta Dowlada oo sheegtay Sharuudaha ku xiran furitaanka iskuulada Xiran

Dowlada oo sheegtay Sharuudaha ku xiran furitaanka iskuulada Xiran

0

Dugsiyada sare ayaa xiran muddo ku dhow laba bilood iyadoo ardey gaareysa boqolaal kun ey waxbarashada ku qaata aaladda internet-ka taasi oo ardayda qaar ay ku adkaatay hase yeeshee dowlada oo ka hadashay xiliga la furayo iskuulada ayaa sharuud uga dhigtay heerka coronavirus ee ku faafaya dalka.

In kastoo termiinku dhammaad ku dhow yahay waxan haddana war loo heyn goorta dib loo furi doono iskuullada taasi ah walaac iskuulada iyo ardayda ka qabaan arinkan.

Wasiirka waxbarashada Sweden, Anna Ekström ayaa u sheegtay laanta P1 Morgon in furitaanka iskuulladu ku xiran yahay heerka uu marayo faafka fayraska koroona.

ugu danbeyn Xaalada Corona ee Dalka ayaa ah wali taagan waxana maanta oo kaliya dhimatay 135 qof.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here