Sharuudaha Qaadashada Dhalashada Sweden oo la Adkeynayo Sida Dowlada Ku Dhawaaqday
Ku dhawaaqista bilawga baadhitaan cusub oo ku saabsan shuruudaha jinsiyadda ayaa lagu sheegay shir jaraa'id oo uu wasiirku la qaatay hogaamiyaha xisbiga SD ahna...
Toogasho ka dhacday Magaalada Eskilstuna oo Qof lagu dilay
Nin 25 jir ah ayaa dhintay tan kadib markii lagu toogtay Eskilstuna fiidnimadii Jimcaha.
Wax yar ka hor 10-kii fiidnimo ee fiidnimadii jimcaha, bilayska ayaa...
Barlamaanka Sweden oo badankooda kasoo horjeeda Mamnuucista Gubitaanka Quraanka
Bilihii la soo dhaafay Sweden waxaa ka dhacayay dhibaatooyin siyaasadeed iyo kuwo amni oo ay sabab u tahay Falalka Qur’aanka lagu gubay.
Dowladda ayaa la...
Stockholm oo ka hortimid Bixinta Xogta Dadka Sharciga La’anta ah
Dowlada ayaa dhawaan ku dhawaaqday in lasoo gudbiyo dadka sharci la'anta marka ay tagaan goobaha caafimaadka waxana sharcigan kasoo horjeestay degmooyinka qaar halka kuwa...
Toogasho ka dhacday Koonfurta Caasimada Stockholm
Laba qof ayaa lagu toogtay xaafad ku taal Västberga ee koonfurta Stockholm.
Dadka dhaawacmay ayaa kala ah nin iyo naag, sida uu sheegay Joornalka Aftonbladet.
Warka...
Victoriahem oo lacag ka dhigeysa Biyaha Guryaha ay kireyso
Sida ay ku dhawaaqday shirkada Victoriahem oo kamid ah Shirkadaha kireeya guryaha waxay sheegtay in ay lacag ka dhigeyso biyaha ay isticmalaan Dadka dagan...
Stockholm: 4 Qof oo lagu Xiray Magaalada Tyresö Kuwasi oo Qorsheenayay Falal Argagixiso
Hay'ada Nabad Sugida Wadanka Sweden ayaa Afar Qof ku Xirtay Magaalada Tyresö kuwaasi oo loo heesto Falal Argagixiso Sida ay sheegtay Säpo.
Labo kamid Afarta...
Caasimada Denmark oo lagu Xiray Iswidhish 16 jir oo Dil geysan rabay
Wiil 16 jir ah oo u dhashay dalka Sweden ayaa u xiran isku day dil iyo hub uu ku haysto magaalada Copenhagen. Sida ay...
Nimco Bashiir Daa’uud oo lagu dilay Xaafada Märsta ee Stockholm
Nimco Bashiir Daa’uud, oo 28 jir ah, ayaa ku sii jeeday gurigeeda ayaa lagu dilay meel kayn ah oo ku taal Märsta sida ay...
Sweden oo laga diiwaangaliyay heerka Dhalmo ee ugu hooseeyay mudo 23 sano
Dalka Iswiidan ayaa laga dareemay hoos u dhac ku yimid tirada dhalmada, iyadoo xog cusub oo ay soo saartay hay’adda tirokoobka Sweden (SCB) ay...














