Home Wararka Caalamka Stockholm oo ka hortimid Bixinta Xogta Dadka Sharciga La’anta ah

Stockholm oo ka hortimid Bixinta Xogta Dadka Sharciga La’anta ah

0

Dowlada ayaa dhawaan ku dhawaaqday in lasoo gudbiyo dadka sharci la’anta marka ay tagaan goobaha caafimaadka waxana sharcigan kasoo horjeestay degmooyinka qaar halka kuwa kale ay soo dhaweeyeen.

ma jiridoono Shaqaalaha ka tirsan gobolka Stockholm oo xogtan u gudbindoono booliska marka ay la kulmaan qof bilaa sharci ah oo wadanka ku sugan sida lagu soo jeediyay heshiiska Tidö.

Sidaas ayay qabaan maamulka Mittenkoalitionen iyo xisbiga Vänsterpartiet ee gobolka Stockholm, sida uu qoray wargayska Dagens nyheter.

Marka loo eego siyaasiyiintu, waajibaadka wargelinta ee shaqaalaha gobolku waxa laga yaabaa inay ka hor imanayso heshiiska xuquuqda carruurta, sharciga sirta iyo sharciga daryeelka caafimaadka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here