Friday, October 16, 2026

Sweden oo Canshuurta ka dhimeysa Dadka Shaqeeya iyo kuwa aanan Shaqeyn

0
Sweden ayaa Canshuurta ka dhimeysa dadka dakhligoodu hooseeyo iyo kuwa dhexdhexaadka ah laga bilaabo sanadka cusub bilowgiisa. xisbyada ayaa ku heshiiyay inta lagu guda...

Xaafada Rinkeby oo lagu gubay Quraanka iyo Booliska Sweden oo diiday banaan-baxa kooxda Cunsuriyiinta

0
Booliska ayaa go aansaday in ay diidaan dalabka ogolaanshaha mudaharaadka ay dhigi lahaayeen koox cunsuriyiin ah oo doonayay in ay gubaan Quraanka Kariimka. Photo/ Janerik...

Dowlada Ingariiska oo soo saartay Sharci Cusub iyo Ganaaxyo lagu muteesan karo Qofka Jabiya...

0
Xukuumadda Raiisel Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa mamnuucday isu imaatinka bulsheed ee in kabadan lix qof gudaha England iyadoo lagu dadaalayo sidii loo xakamayn...

Jimmie Åkesson oo dhoor mar ku dhex Qufacay gudaha Barlamaanka Sweden isagoo Khudbad jeedinaya

0
Hogaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna ayaa shalay ka maqnaa furitaanka kalfadhiga Barlamaanka sababo la xiriira Hargab iyo qabow hayay lakin maanta ayuu yimid Xaruunta Barlamaanka isagoo...

Muhiimada Khudbadii Raisal’Wasaaraha Sweden ee Furitaanka Barlamaanka

0
Maanta waxaa toos loo furay kala fadhiga Barlamaanka Sweden oo Fasaxa Kuleelaha ku maqnaa waxana Furitaanka ka qeyb galay Raisal'Wasaaraha Sweden iyo Boqorka Dalka...

kala Fadhiga Barlamaanka Sweden oo dib loo furay maanta iyo Sharciyo Cusub oo sanadkan...

0
Barlamaanka Sweden ayaa dib loo furay maanta kadib markii uu fasax ku maqnaa xiliga Kuleelaha waxana furmista Barlamaanka ee Sanadkan uu yahay mid xiiso...

Xisbiga KD oo soo jeediyay in Xabsiyo laga dhiso Dalal ay Somaliya ku jirto...

0
Xisbiga Kristdemokraterna ayaa raba inay lacag loo isticmaalo miisaaniyada deeqaha horumarinta Sweden ​​dhismaha xabsiyada dalal kale, halkaas oo muwaadiniinta ajaanibta ah ee lagu xukumay...

Sweden oo 20 Billion Kr u qoondeesay Caafimaadka iyo Daryeelka Waayeelka

0
Shir jaraa'id oo maanta qabatay Dowlada ayaa lagu shaaciyay Lacag gaareysa 20 billion oo Dowlada ku maamgalineyso Caafimaadka iyo Daryeelka goobaha waayeelka Lacagtaasi iyo...

Rasmus Paludan iyo Kooxdiisa oo Qorsheenaya in Quraanka Kariimka ay ku gubaan Caasimada Stockholm...

0
Sida ay ku waramayaan warbaahinta gudaha siyaasiga Rasmus Paludan oo ku caanbaxay islaam naceybka ayaa qorsheenaya in markale uu rabshado ka sameeyo Sweden gaar...

Rai’sal Wasaaraha Sweden oo ku sugan Germalka isagoo la kulmidoona Angele Markel

0
Raisal wasaaraha Dalka Sweden Stefan ayaa ku sugan wadanka Germalka halkaasi oo la filayo in uu kulamo kulmo dhigiisa Germalka Angele Markel. Kulanka labada dhinac...