Saturday, April 20, 2024

Sweden oo kordhisay waqtiga uu hakadka ku jiro Safarada Dibada

0
Dowalda Sweden ayaa maanta waxay kordhisay mudada uu hakadka ku jirayo safarada dibada waxana la gaarsiiyay ilaa 15 july sida ay shir jaraa'id ku...

Tirada dhimashada Sweden ee Coronavirus oo gaartay 3,313 qof

0
Kadib shir jaraa'id oo ay qabteen Waaxda Caafimaadka Dadweynaha gaar ahaan qeybta Microbiology-ga ayaa lagu soo bandhigay in dhimashada Sweden ee Coronavirus ay gaartay...

Dowlada oo 100 milyan ku caawineysa Dadka Sharci la’anta iyo Waayeelada

0
Labo kamid ah wasiirada Sweden ayaa maanta shir jaraa'id ku soo bandhigay lacag gaareysa 100 milyan kr oo lagu caawinayo Dadka ku jira bulshada...

Shirkada diyaaradaha Ryanair oo Duulimaadkeeda Europe soo celineysa Bisha July

0
Diyaarada Ryanair ayaa bilaabeysa duulimaadkeeda Yurub bisha July Kowdeeda Sida maanta ay Shir jaraa'id ku shaaciyeen Maamulka Shirkada Dulimaadyada ee Ryanair duulimaadkaasi oo gaaraya...

Dowlada Sweden oo Lacag 3 bilyan ku caawisay Gadiidka Dadweynaha

0
Kadib shir jaraa'id oo dowlada qabatay maanta waxaa lagu soo bandhigay lacag gaareysa 3 bilyan oo dowlada ku caawineyso Shirkadaha gaadiidka Dadweynaha si ay...

Sweden 45 qof oo dheeraad ah oo u dhimatay Xanuunka Coronavirus

0
maanta oo sabti ah sida ay shaacisay hay'ada Caafimaadka Dadweynaha Sweden ku dhawaad 45 qof oo dheeraad ah ayaa dhimatay 24 saac ee lasoo...

Dowlada oo sheegtay Sharuudaha ku xiran furitaanka iskuulada Xiran

0
Dugsiyada sare ayaa xiran muddo ku dhow laba bilood iyadoo ardey gaareysa boqolaal kun ey waxbarashada ku qaata aaladda internet-ka taasi oo ardayda qaar...

Lacagta laga helo Akassa-da oo la kordhiyay

0
Dowlada ayaa kordhisay lacagta laga helo sanduuqa Akassa ee Caawiya qofka shaqo la'anta ah iyadoo qofka shaqo la'anta ah 100 maalmood uu xaq u...

Tirada Sweden ugu dhimatay Coronavirus oo mareyso 3,000 kun

0
Afar iyo labaanti saac ee ugu danbeeyey wuxuu covid-19 ku diley Iswiidhen 99 qof iyadoo guud ahaan dadka uu geeriyooday cudurka tiradoodu tahay 3 040. Tirada...

War hada AH:- försakringskassan oo kordhisay Mudada la qaadanayo Lacagta Jirada ee (sjuklön)

0
Hay'ada ceymiska Sweden ee forsakringskassan oo bixineysa Lacagta ama Mushaharka Qofka Xanuunka Bilihii April iyo bishan May ayaa kordhisay Mudada Lacagtaasi  la qaadanayo iyadoo...