Home Wararka Maanta Raisal Wasaaraha Sweden oo ka hadlay Khafiifinta Xiyaaradaha saaran wadanka ee dib...

Raisal Wasaaraha Sweden oo ka hadlay Khafiifinta Xiyaaradaha saaran wadanka ee dib loo dhigay iyo Xaalada Corona

0

‘: Dowlada ayaa dib u dhigtay go’aankeeda si loo fududeeyo xayiraadaha la xiriira kiiska Coronavirus ee Sweden. Raiisel wasaare Stefan Löfven ayaa maanta shirkiisa.”jaraa’id ku sheegay  go’ankaasi “qalad kasta oo aan hada galno gadaal ayaan ka arkidoonaa.

Leuven wuxuu intaas ku daray in dhibaatadu aysan wali dhamaan, sidaa darteedna aysan .dowladda qaadan wax go aan ah si loo yareeyo xayiraadaha. Sida uu soo xigtay TT

Wasiirka arrimaha bulshada Lena Hallingren ayaa sheegtay in fiditaanka virus-ka ee dunida uu yahay mid laga walwalo, iyadoo tilmaamtay in ay u aragto “isbeddelada walaaca leh.

Dadku waxay bilaabayaan cabasho mana qaataan talooyinka si dhab ah,” ayay raacisay.” Waxaan aragnaa faafitaanka cudurka oo aad u saraysa heer gobol sida Stockholm. Waxaan sidoo kale aragnaa cudurka ka dillaacay deegaanno ka tirsan labada gobol ee dalka

Ku dhawaaqista dowladda ayaa kor u qaadday su’aalaha suxufiyiinta ee ku saabsan shirka jaraa’id ee ku saabsan heerka ay gaarsiisan tahay tirada ugu badan ee isu soo uruurinta ee 50
qof ilaa 500 qof ayaa lagu dabaqay arrimo la xiriira xafladaha iyo dhacdooyinka isboortiga, halka Hallingrin ay sheegtay in dowladdu aysan weli gaarin go’aan ay ku dhaqan gelineyso arrintan weli ayna sugi doonto wixii soo kordha

Somaliska Stockhom

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here