Arbetsförmedlingen:- Heerka Shaqo la’anta oo Sare u kaceysa waliar
8540 qof oo kale ayaa iska diiwangeliyay xafiiska shaqalaha bulshada ee iswiidhan usbuucii hore. Saddex meelood meel dhamaan dadka cusub ee soo galay waxay...
Dowlada oo dooneysa in Lacagta deynta loo fududeeyo Dadka u baahan Leysinka Gawaarida (Körkort)
Dad aad uga tiro yar intii la filayey ayaa qaatay amaahda laysanka wadista ee gaariga ee CSN. Tan waxaa ku dhawaaqay Wasiirka Kaabayaasha Tomas...
Mudo 14 Maali oo Xabsi ah Qofka lagu qabto Toorey/Mindi isagoo ku dhex...
dood adag ayaa ka jira Dhibaatooyinka ka dhasha Tooreyda ama Mindida oo Sanadihii ugu danbeeyah lagu geestay Weeraro kala duwan gaar ahaan Dalka Sweden...
Sweden oo diiwaangalisay 26 Qof oo u dhimatay Xanuunka Coronavirus
Dowlada Sweden ayaa maanta diiwaangalisay 26 qof oo u dhimatay Xanuunka Corona taasi oo tirada guud ee Dadka u dhintay xanuunka ka dhigeysa 5,619...
Qof lagu toogtay Magaalada Örebro
Sida uu ku waramayo Booliska Magaalada Örebro Waxaa halkaasi lagu toogtay Qof kaasi oo u dhintay toogashada loo geestay.
booliska oo helay digniin toogashada dhacday...
Raisul Wasaaraha Sweden oo cadeeyay go’ankiisa Dowlada ee Qaxootiga Cusub iyo Arimaha Socdaalka
Raisul wasaaraha Sweden Stefan oo wareysi dheer siiyay Joornaalka Aftonpladet ayaa ka hadlay Xaalada Sweden ee xiligan waxana Wareysigiisa oo ka kooban qeybba kala...
Tirada Dadka u dhintay Xanuunka Corona ee laga diiwaangaliyay Sweden
ku dhawaad 27 qof ayaa u dhimatay Xanuunka Corona maanta waxana tirada guud ee dhimashada ka dhigeysaa 5 kun 572 halka la diiwaan galiyay...
Sharciga ku meel gaarka ee Qoysaska kala duwan dhalasho ahaan oo wax laga...
dood xoogan ayaa ka jirta Sharciga ku meel gaarka ee Qofka Swedishka Qasab uga dhigaya in uu Masruufi karo Qofka ay Nolosha wadaagaan hadii...
Germalka oo Dadka kasoo safraya Sweden ka joojiyay 14 maalin ee Karantiilka
Dowlada Germalka ayaa joojisay mudada 14 cisho ee lagu karantiilo dadka ka imaanaya Dalka Sweden ee soo galaya Dalka Germalka sida lagu qoray Boga...
Arbetsförmedlingen:- Shaqooyinkan ayay heli karaan Dadka heesta Leesinka Wadista Gawaarida (Körkort)
inkastoo ay jirto dhibaatada ka dhalatay Xanuunka Corona hadana waxaa jirta Shaqooyin banaan oo ay heli karaan Dadka heesta kaarka lagu kaxeeyo Gawaarida ee...













