Home Wararka Maanta Waa Imisa Tirada Dadka ku nool Dalka Sweden

Waa Imisa Tirada Dadka ku nool Dalka Sweden

0

Hay’ada tirakoobka Sweden ee SCB ayaa soo badhigtay tirada Dadka ku nool Dalka Sweden iyadoo kaa shaneysa Qeybta Skettverketka oo laga diiwaan galiyo Dadka Sweden lakin warbixinta ayaa lagu tilmaamay mid aanan sax wada aheyn madama ay jiraan Dad dalka ka diiwaangashan lakin goor hore iska tagay.

Tiradada Dadka ku nool Sweden ayaa lagu sheegay 10 milyan iyo 3 kun kuwaasi oo ah Dadka wadanka ku nool.

Warbixinta ayaana u qoran Sidan.

10,327,589 qof ayaa Iswidhan laga diiwaan geliyey 31ka Diseembar 2019 – 5,131,775 haween ah iyo 5,195,814 rag ah.

Qiyaastii 115,000 oo caruur ah ayaa ku dhasha Sweden sanad walba.

Qiyaastii 90,000 ayaa ku dhinta Sweden sanad walba.

Sanadka 2019, ku dhawaad ​​116,000 oo qof ayaa Dalka laga diiwaan galiyay. Ku dhawaad ​​47,800 oo qof ayaa dalka iskaga haajiray.

Sanadkii 2016, wadarta guud ee soogalootiga ee Sweden waxay ahayd tii ugu badneyd abid, markii 163,000 oo qof ay Dalka iska dhiibeen.

Warbixinta Waxaa laga soo xigtay: Statistics Sweden.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here