Home Wararka Maanta Christina Höj Larsen ” Dad kooban ayaa helaya Dhalashada Dalka Sweden Qorshaha...

Christina Höj Larsen ” Dad kooban ayaa helaya Dhalashada Dalka Sweden Qorshaha Cusub dartii ”

0

Iyadoo ay socto soo jeedinta Sharci Cusub ama siyaasad Cusub oo dhanka Qaxootiga wadanka soo galaya iyo kuwa ku sugan ayaa loo badinayaa in Dad ka yar 40,000 kun oo soo galooti ah ay Dalban karaan dhalashada wadanka.

”Hadii uu hirgalo Hindisaha waa mid aad ugu Xun dadka soo galootiga iyo wadanka Sweden ”ayay tiri Christina Höj Larsen oo ka tirsan Gudiga Barlamaanka ee arimaha Socdaalka.

Qayaastii 240,000 kun ayaa lagu qaasay dadka dalbanaya Basaboorka weyn ee Dalka 40 kamid ah ayaana lagu sheegay Dadka ajaanibta haduu uu dhaqan galo Qorshaha Cusub ee lagu adkeenayo Siyaasada soogalootiga ee Mustaqbalka Sweden.

Sharuudaha ugu badan ee ku jira hindisaha ayaa ah Sharuudo lagu xirayo Dadka dalbanaya Dhalashada ama Daganaanshaha rasmiga ee wadanka kuwaasi oo badankooda lasoo bandhigin.

Sweden ayaa kamid ah wadamada ku wanaagsan Arimaha qaxootiga lakin sanadihii u danbeeyay ayay Xisbiyada badankooda kasoo horjeesteen Qulqulka Qaxootiga.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here