isku keenida Qoysaska kala maqan oo noqday Qodobka ugu adag ee Xisbiyada ku heshiinwaayeen
Wada xaajoodkii xisbiyada siyaasadda dalka ee arrimaha socdaalka ayay xisbiyada ku heshiin waayeen qoddobka la xiriira isu geynta qoysaska kala maqan.
Maria Malmer Stenegard oo...
Spain oo lagu xiray mid kamid ah Hogaamiyaasha Kooxaha gangiska Sweden
Sida ay shaaciyeen booliska Dalka Spain waxaa dalkaasi lagu xiray mid kamid ah hogaamiyaasha Kooxaha gangiska ee ka dhisan wadanka Sweden iyo walaalkiisa waxaa...
War deg deg Ah:- Xaafada Rinkeby oo lagu toogtay wiil Somali ah
war hada soo gaaray warbaahinta Somaliska ayaa sheegaya in daqiiqado ka hor xaafada Rinkeby lagu toogtay wiil somali ah kaasi oo dhaawac ahaan loo...
Jimmie Åkesson ” Waxaan rabnaa in wadanka laga saaro Ajaanib ka badan kuwa imaanaya”
Jimmie Åkesson oo ah hogaamiyaha Xisbiga Midigta fog ee Dalka Sweden ayaa ka hadlay aragtida xisbigiisa ee ku aadan Khilaafka Siyaasada Qaxootiga oo muran...
Norway oo Liiska Halista ku dartay 6 Gobol oo Sweden ka tirsan iyo Corona...
Dowlada Norway ayaa maanta shaacisay in 6 Gobol oo kamid ah wadanka Sweden ay ku dartay liiska goobaha aan la tagi karin iyadoo sidoo...
Toogasho ka dhacday Magaalada Örebro habeenkii xalay
Togasho ayaa xalay ka dhacday magaalada Örebro gaar ahaan nawaaxiga Mellringe sida uu booliska ku soo qoray bogiisa internetka.
Booliska oo baaritaan sameeyay kadib waxay...
Iskuulada Sare ee Sweden oo dib u bilaabanaya iyo Cabsi soo wajahday Ardayda
mudo isbuuc ah ayaa ka hartay in dib loogu laabto iskuulada sare ee Dalka sweden lakin ardayda bilaabeysa waxbarashada waxaa soo wajahay cabsi dhanka...
Dadka Cusub Maheli karaan Safka guryaha ee Caasimada Stockholm (Akhriso Sababta)
Sida uu soo bandhigay raadiyaha Dowlada Sweden Waxaa adag in dadka ku cusub wadanka ay helaan guryaha caasimada Stockholm sababta ayaana ah in dad...
Ruushka oo soo saaray talaalka rasmiga ee Convid 19 isagoo soo bandhigay
Dowlada Ruushka gaar ahaan Wasaarada Caafimaadka ee Dalkaasi waxay soo bandhigtay talaalka Cudurka Convid19 kaasi oo lagu tijaabiyay dadkii ugu horeeyay laguna guuleestay sida...
Sugitaanka Balanta Tijaabada imtixaanka ee Gawaarida Sweden oo 3 bil ka badan
Sida ay maanta soo bandhigtay raadiyaha Dowlada Sweden dadka suga ama sameesta balanta tijaabada imtixaanka lagu qaado kaarka gawaarida ayaa mareysa sadax bil ka...













