Home Wararka Maanta Rai’sal Wasaaraha Sweden oo ku sugan Germalka isagoo la kulmidoona Angele Markel

Rai’sal Wasaaraha Sweden oo ku sugan Germalka isagoo la kulmidoona Angele Markel

0

Raisal wasaaraha Dalka Sweden Stefan ayaa ku sugan wadanka Germalka halkaasi oo la filayo in uu kulamo kulmo dhigiisa Germalka Angele Markel.

Kulanka labada dhinac ayaa la filayaa in diirada lagu saaro arimo ay kamid yihiin miisaaniyada Yurub loogu tala galay , Xaalada Corona iyo Qodobo kale sida Xaalada ka taagan Turkiga iyo Giriiga iyo Belerus.

Dowlada Germalka ayaa hogaamineysa wada xaajood laga sameenayo heshiis ay gaareen Wasiirada Midowga yurub bishii july 21 si isbadal loogu sameeyo heshiiskaasi.

inta kulanka labada dhinac uu socdo ayay ku soo hadal qaadidoonaan xaalada ka taagan wadamada turkiga iyo Belerus oo xiisado ay ka jiraan.

Foto: Henrik Montgomery / TT

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here