Saturday, January 3, 2026

Talaal bilaash ah oo la siinayo Dadka Waayeelka Qaar iyo Dadka Halista u ah...

0
Aqlabiyadda baarlamaanka ayaa dalbanaya in waayeelka ka weyn da'da 75 - iyo sidoo kale dadka ku jira kooxda halista - la siiyo talaal bilaash...

Dhaqaatiirta Norway oo Shaqo Joojinta ay ku dhawaaqeen bilaabaya maalinta Isniinta

0
Ururka Dhakhaatiirta Noorweey ayaa ku dhawaaqay in 23 dhakhtar oo ku kala sugan Tromsø, Trondheim, Narvik, Bergen, iyo Stavanger ay shaqo joojin sameyn doonaan...

Magaalada Uppsala oo noqotay goobta ugu horeesa ee bilowda sharciyada Cusub

0
Haddii fayraska loo yaqaan 'corona virus' uu aad ugu faafo meelaha qaarkood gobolada Iswiidhan waxay soosaaridoonaan sharciyo u gooni ah. Tani waa sida ay sheegeen khubarada...

Bisha November Dadka halista u ah Xanuunka Corona ee aan Shaqeynin waxay helidoonaan Lacag...

0
Laga bilaabo bartamaha Nofeembar, dadka ku jira kooxaha halista ah ee aan awoodin inay shaqo tagaan waxay ka heli doonaan kaalmo dheeri ah gobolka....

Sweden oo ku guuldareesatay isku day lagu musaafurin lahaa 81 Qof oo Qaxooti ah

0
Adeegga Xabsiyada Sweden waxay ku khasbanaadeen inay soo Celiyaan 81 qof kadib markii lagu guuldareystay isku day masaafurin oo loogu waday dalal ay ka...

Digniin laga soo saaray Baraf ka da’aya Maanta Gobolada Sweden Qaarkood

0
Waaxda Saadaasha Hawada ee Dalka Sweden ayaa maanta soo saartay Digniin heerka 1 aad ah oo la xiriirto Baraf ka da'aya Gobolada qaar ee...

Försäkringskassan:- Laga bilaabo 1 November waxaan dib u bilaabeynaa Cadeymaha Warqadaha Dhaqtarka (läkarintyg)

0
Shuruudaha looga baahan yahay caddeynta caafimaadka ee Dhaqtarka ayaa dib loo soo celin doonaa 1 Nofembar marka la codsanayo lacagta jirrada ama kaalmada daryeelka...

Norway Xisbiga FRP oo soo jeediyay in Qaxootiga la siiyo 8 sano oo Deganaansho...

0
Sylvi Listhaug oo katirsan xisbiga hormarinta (FRP) soo jeediyay in Qaxootiga Dalka iska dhiibay ee loo ogolaaday Sharciga la siiyo 8 sano oo Sharci...

Adeega 5G ee Dalka Sweden oo laga Mamnuucay Shirkadaha Huawei iyo ZTE

0
Wakaaladda Iswidhishka ee Boostada iyo isgaarsiinta (PTS) ayaa Macnuucday adeegsiga qalabka shirkadaha isgaarsiinta Shiinaha ee Huawei iyo ZTE in lagu isticmaalo adeega 5G ee...

Lena Hallengren ” Dowlada waxay dooneysaa Sharciyo Cusub in ay soo kordhiso”

0
Dowladu Sweden ayaa rabta in ay soo kordhiso sharci cusub. Sharciga ayaa awood u siiyaa dowladda inay yareyso xuquuqda dadka ee ah inay si...