Thursday, June 18, 2026

Dowlada Sweden oo ogolaatay mamnuucista booqashada guryaha waayeelka

0
Dowlada ayaa maanta u ogolaatay in hay'ada Caafimaadka Dadweynaha ay mamnuuci karto booqashada goobaha dadka waayeelka lagu hayo hadii hay'ada ay u aragto in...

Sweden 19 qof oo corona u dhimatay tirada guud oo mareysa 6340

0
Tirada dhimasha xanuunka corona ee Dalka Sweden ayaa maanta laga diiwaangaliyay 19 qof taasi oo tirada guud ka dhigeysa 6340 sida ay maanta soo...

Daraasad ” Dadka Dakhligooda hooseeyo waxay u dhintaan Xanuunka Corona ”

0
Daraasad dhawaan lasoo saaray ayaa lagu sheegay in dadka dakhligooda hooseeyo isla markana ku nool goobaha danta yar ay halis ugu jiraan dhimashada Xanuunka...

Wiil 19 Sano jir ah oo lagu xukumay Xukun 12 sano ah

0
Xagaagan ayay ahayd markii uu khilaaf soo kala dhex galay dhowr dhalinyaro ah oo degan Kungsträdgården oo ku taal bartamaha Stockholm. Laba qof ayaa ku...

Sharciyada Cusub ee ka bilaabanaya Sweden oo wal-wal laga qabo

0
Sida Dowlada shaacisay waxaa isku imaan kara 8 qof oo kaliya marka ay timaado goobaha ay ku kulmaan dadweynaha sharciga ayaana dhaqan galaya 24...

Denmark ” Marada Afka ma difaaci karto Coronavirus ”

0
sida ay muujineyso daraasad laga soo saaray Dalka Denmark ayaa sheegeysa in marada afka lagu xirto si leeskaga difaaco xanuunka corona aysan ku filneen...

Qaxooti badan ayaa ku dhuumanaya gudaha Sweden

0
booliska Dalka Sweden ayaa sheegay in ay jiraan dad badan oo ku nool wadanka kuwaasi oo ku jooga wadanka qaab dhuumasho ah waxana dadkaasi...

Iskuulada Sare ee Sweden oo loo badalayo Waxbarashada Fogaanta (distans)

0
Dowlada ayaa u fududeyn doonta iskuulada inay adeegsadaan waxbarashada masaafada Isbedelka ayaa dhaqan galaya laga bilaabo Isniinta 23 Nofeembar. Dowlada ayaa u fududeyn doonta dugsiyada...

Stefan Lövfen oo Xaqiijiyay in Sweden soo iibsatay Dawada Talaalka ee Corona

0
Raisal Wasaaraha Dalka Sweden Stefan ayaa maanta Xaqiijiyay in Dalka uu soo iibsaday dawada Talaalka Corona heshiis ay qeyb ka yihiin midowga yurub. Dawada talaalka...

Labo kamid ah Xisbiyada Sweden oo soo jeediyay in Waajib laga dhigo marada Afka

0
labada Xisbi ee kala ah M iyo KD ayaa soo jeediyay in waajib laga dhibo marada lagu xirto afka si looga hortago xaalada Corona...